Ku dhawaad 11 Horjooge iyo 15 Maleyshiyo oo ciidamada ay ku dileen shabellaha hoose.

0
Monday March 21, 2016 - 14:23:49 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku dhawaad 11 Horjooge iyo 15 Maleyshiyo oo ciidamada ay ku dileen shabellaha hoose.

    Ciidamada xooga dalka soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyay degaano hoos yimaada Gobolka shabellaha hoose ku diley horjogayaal sare iyo maleyshiyaad ka tirsan kooxda al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xooga dalka soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyay degaano hoos yimaada Gobolka shabellaha hoose ku diley horjogayaal sare iyo maleyshiyaad ka tirsan kooxda al-shabaab.

Taliyaha guutada Shanaad ee ciidanka xooga dalka soomaaliya C/laahi Xusein Warsame oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey xaley ilaa saakey howlgal ay ka sameeyeen degaano ka tirsan gobolka shabeellaha hoose ay ku dileen ilaa iyo 11 Horjooge iyo ku dhawaad 15 dhagar qabe oo ka tirsan Al-shabaab.

Degaanada ay ciidamada howlgalka ka sameeyeen ayaa waxaa ka mid ah degaanka laanta buuro degaano hoos yimada degmada Afgooye

C/laahi Xusein Warsame oo sii hadlayay ayaa waxaa uu sheegey meydadka iyo dhaawacayada Maleyshiyada ay hada yaalaan degaanka Laanta buuro ee gobolka shabellaha hoose

Ciidamada xooga dalka oo kaa shanaya Kuwa Midowga Africa ee AMison dharbaaxo xoogan u geysanayeen Maleyshiyaadka naf la caariga ah ee Al-shabaab




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip