Ciidamo ka qeyb qadandoono Dagaal xoogan ee lagu cirib tirayo Kooxda UGUS oo tabbar loo soo Xerey+Sawiro

0
Monday March 21, 2016 - 14:38:41 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo ka qeyb qadandoono Dagaal xoogan ee lagu cirib tirayo Kooxda UGUS oo tabbar loo soo Xerey+Sawiro

    Taliyaha ciidanka xoga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar usoo xerey cutubyo ka tirsan kumaandooska ah ee danab oo ka qeyb qaadan doona dagaalka xooga ee lagu cirib tiray kooxda ugus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka xoga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar usoo xerey cutubyo ka tirsan kumaandooska ah ee danab oo ka qeyb qaadan doona dagaalka xooga ee lagu cirib tiray kooxda ugus.

Ciidanka kumaandooska ah ee Danab ayaa goobta ku soo bandhigay dhoolatus militeri, iyagoo si aad u qalabeysnaa, taasi oo uu si weyn ugu riyaaqay taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saraakiishii la socotay

Hadaba daawo sawirada ciidamada kumaandooska danab ee xooga dalka soomaaliyeed oo ka qeyb qadana dagaalka lagu cirib tirayo al-shabaab 


DSC00063DSC00065DSC00066DSC00069DSC00073DSC00074DSC00075DSC00077DSC00085DSC00086DSC00087DSC00089DSC00090DSC00101DSC00109DSC00112DSC00118DSC00122DSC00127DSC00132DSC00135DSC00153DSC00155DSC00156DSC00157DSC00159DSC00162DSC00163DSC00164DSC00165DSC00166DSC00167DSC00168DSC00169





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip