Wararka

Faalo:Maxeey mudanyihiin Shuhadadii isku dhigay Qaraxii Muqdisho

0 Visits: 859 | Monday February 29, 2016 - 18:24:17
Qormadan gogol dhig ka dib waxa ay ka tarjumaysaa dareen-wadaag u dhaxeeya Shuhadadii Qaraxyada ,Nafti-huraha nool oo ah Askarta sii wada shaqadii Shuhadada,Qooysaskooda,Dadwaynaha iyo Dawladda.

Read More »

War deg deg ah dad kusoo dhawac mey beydhabo oo muqdisho la keeney

0 Visits: 792 | Monday February 29, 2016 - 17:30:38
Waxaa goor dhaweed garoonka aadan cade ee magaalada muqdisho laga soo dajiye qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawac may qaraxyadii shaley ka dhacay magaalada beydhabo ee xarunta gobolka baay.

Read More »

S/Gaas maxamed sh xasan xaamud oo shacabka ka codsadey in ay la shaqeyaan ciidanka booliska

0 Visits: 999 | Monday February 29, 2016 - 17:30:38
Max'ed Sheekh Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamada booliska soomaaliya ugu baaqey in ay xaqiijinta nabad gelyada shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Dowlada kenya oo beesha caalamka ka codsatey in ay taageerada u kordhiso Howlgalka AMISOM

0 Visits: 714 | Monday February 29, 2016 - 17:30:38
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa waxuu ka dalbaday Beesha Caalamka in la kordhiyo Dhaqalaha la siinayo Hwlgalka AMISOM ee ka socda Dalka Soomaaliya.

Read More »

War deg deg ah magaalada beydhabo oo ay hada socdaan baaritaano lagu baacsanayo maleyshiyada kooxda UGUS

0 Visits: 760 | Monday February 29, 2016 - 17:30:38
Howl-gal baaritaan ah ayaa ka bilowday Magaalada Baydhabo maanta ka dib shaley oo ay magaalada ay ka dhacey qaraxyo Ciidamada Booliska ee Dowladda Soomaaliya ayaa soo qabtay ilaa 7-dhalinyaro ah oo ku sugnaa guri ku yaala Nawaaxiga Afar Irdoodka Magaalada Baydhabo halkaasi oo shalay Qaraxyo ay ka dheceen.

Read More »

Madaxweyne shariif xasan oo booqdey dadkii ku wax yeelobey qaraxyadii shaley ka dhacay magaalada beydhabo

0 Visits: 618 | Monday February 29, 2016 - 16:31:00
Madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo ay wehliyaan guddoomiyaha golaha wakiilada ee maamulka iyo qaar kamid ah golaha wasiirada koonfur galbeed ayaa maanta waxaa uu booqday Isbitaalka weyne ee magaalada Baydhabo halkaas oo lagu dabiibayo dhaawacyadii…

Read More »

Dowlada fadareelka soomaaliya oo balan ku qaadey in ay ciribtiridoonto Maleyshiyada kooxda UGUS

0 Visits: 944 | Monday February 29, 2016 - 13:19:50
Dowlada fadareelka soomaaliya ayaa sheegtey in ay bilaabeyso wareer ka dhan ah maleyshiyada kooxda shabaab ka dib qaraxyadii ka dhacay magaaloyinka muqdisho iyo beydhabo.

Read More »

Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo maanta tababar muqdisho ugu furmey

0 Visits: 854 | Monday February 29, 2016 - 11:48:26
Taliyaha ciidanka booliska soomaaliyed S/Gaas Maxamed sh xasan xaamud ayaa maanta tababar socodoono mudo bil ah u furey taliyaasha saldhigyada booliska gobolka banaadir.

Read More »

Dhagar qabayaashii ka dambeeyay qaraxii beydhabo oo gacanta lagu soo dhigey

0 Visits: 785 | Monday February 29, 2016 - 11:48:26
Guddoomiyaha degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, C/laahi Cali Watiin, oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in ciidanka amniga ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya ay gacanta ku hayaan dhagarqabayaashii ka ka dambeeyay qaraxyadii shalay galab ka dhacay bartamaha…

Read More »

Gudoonka sare ee baarlamaanka oo tacsi u direy dadkii ku geeriyooday qaraxyadii beydhabo

0 Visits: 775 | Monday February 29, 2016 - 11:48:26
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax yeeloobeen qaraxyada ay argigixisadu ka geysatay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Read More »

AMISOM oo cambaareysey qaraxii beydhabo ka dhacey

0 Visits: 772 | Monday February 29, 2016 - 07:08:59
Wakiilka gaarka ah ee Midoga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka AMISOM ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay magaalada Baydhabo, kaasi oo ay ku dhinteen dad rayid ah.

Read More »

Wasiir c/risaaq cumar oo shacabka ka codsadey in ay la shaqeyaan hay,adaha amaanka xili uu booqdey isbitaalka madiina

0 Visits: 811 | Monday February 29, 2016 - 07:08:59
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa booqday Isbitaalka Madiina oo ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii argagixiso ee maleeshiyaadka Shabaab ka geysteen Magaaladda Muqdisho.

Read More »

Madaxweyne xasan sheeq oo ka qeyb galey shir deg deg ah oo lagu qabtey muqdisho

0 Visits: 803 | Monday February 29, 2016 - 07:00:16
Shirkan deg degga ah ee ay isku yimadeen xubnaha golaha Wasiirada ee Xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlayey dar-dar galinta aminga dalka iyo sida wax looga qaban lahaa werarada naflacaarinimada ah ee Maleeshiyaadka Nabadiidka Al-Shabab la beegsanayaan goobaha ay isku yimaaden shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Kenya oo laga caawinayo la dagaalanka Shabaab

0 Visits: 764 | Sunday February 28, 2016 - 13:11:47
Kenya ayaa heshiis dhanka iskaashiga ah la saxiixatay maamulka Isra'iil oo sheegay inuu ka caawin doono xukuumada Kenya dhanka la dagaalanka argagaxisada iyo kooxda Al Shabaab ee saldhigeedu yahay dalka Soomaaliya.

Read More »

Dalka jabuuti oo maanta ka furmey shirka madaxda ciidamada ay ka jogaan soomaaliya

0 Visits: 901 | Sunday February 28, 2016 - 13:11:47
Madaxweynayaasha wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa magaalada Jabuuti ee caasimada dalka Jabuuti waxaa uga furmay shir madaxeed gaar ah oo amaanka Soomaaliya ku saabsan.

Read More »

Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ahna madaxweynaha soomaaliya oo jabuuti uga qeyb galay shir looga hadlayo amniga

0 Visits: 768 | Sunday February 28, 2016 - 10:10:36
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka Jabuuti uga qeybgalaya shirka ammaanka Soomaaliya looga hadlayo oo ay ka qeyb galayaan hogaamiyeyaasha dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

Read More »

Ciidamada dowlada oo qasaaro u geestey maleyshiyaad ka tirsan kooxda UGUS kana qabsadey degaano hoos yimaada gobolka bakool

0 Visits: 824 | Sunday February 28, 2016 - 10:10:36
Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed ee ku sugan degmada tiyeeglow ee gobolka bakool ayaa howlgalo ay ka samayeen degaano ay ku sugnayeen maleyshiyada kooxda UGUS oo la soo sheegayay in ay isku aruursa nayeen degaanada ay ciidamada howlgalka ay ka sameyeen waxaa ka mid ah degaanka ceel garas oo 45 killo…

Read More »

Wasiir C/risaaq oo baarlamaanka ka codsadey baarlamaanka inay an sixiyaan sharciga la dagaallanka argagixisada ee horyaala

0 Visits: 786 | Sunday February 28, 2016 - 08:22:45
Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Axmed ayaa baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada, si looga hortagop dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

Read More »

Dowlada oo soo saartey qorshe cusub ee lagu sugayo amniga guud ee magaalada muqdisho

0 Visits: 985 | Sunday February 28, 2016 - 08:14:50
Kulanka ay iskugu yimadeeyn lamaaha amniga iyo gudoomiyaasha degmooyinka gobolka banaadir ayaa waxaa ka qeyb galey Taliyaha hay'ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka kusimaha duqa magaalada muqdisho ahna gudoomiye ku xigeynka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka banaadir taliyaha qeybta booliska…

Read More »

Taliyaha ciidanka X.D.S oo Qaahira kula kulmay dhigiisa Masar.-Sawirro

0 Visits: 910 | Thursday February 25, 2016 - 19:05:54
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, s/gaas Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, ayaa kulan kula qaatay magaalada Qaahira ee caasimadda dalkaas, taliyaha guud ee ciidanka s/guud Mohamud Hijaali iyo saraaakiil sare oo ka tirsan ciidanka dalkaas,…

Read More »