Ciidamada dowlada oo qasaaro u geestey maleyshiyaad ka tirsan kooxda UGUS kana qabsadey degaano hoos yimaada gobolka bakool

0
Sunday February 28, 2016 - 10:10:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 833
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada dowlada oo qasaaro u geestey maleyshiyaad ka tirsan kooxda UGUS kana qabsadey degaano hoos yimaada gobolka bakool

    Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed ee ku sugan degmada tiyeeglow ee gobolka bakool ayaa howlgalo ay ka samayeen degaano ay ku sugnayeen maleyshiyada kooxda UGUS oo la soo sheegayay in ay isku aruursa nayeen degaanada ay ciidamada howlgalka ay ka same

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed ee ku sugan degmada tiyeeglow ee gobolka bakool ayaa howlgalo ay ka samayeen degaano ay ku sugnayeen maleyshiyada kooxda UGUS oo la soo sheegayay in ay isku aruursa nayeen degaanada ay ciidamada howlgalka ay ka sameyeen waxaa ka mid ah degaanka ceel garas oo 45 killo mitir dhanka galbeed uga beegan degmada tiyeeglow ee gobolka bakool.

Maleyshiyada kooxda shabaab ayaa iskaga carey degaanka xili ay maqleeyn in ay degaanka kusoo wajahan yihiin ciidamada dowlada

Ciidamada ayaa halkaasi tagey iyagoo aan wax iska cabin ah kala kulmin maleyshiyada kooxda shabaab sidoo kale ciidamada ayaa qabsadey degaanka wasiila halkaasi oo ay ciidamada xooga dalka soomaaliyed ay maleyshiyada kooxda shabaab ku gaarsiyeen qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ku gaarsiyay halkaasi ciidamada ayaa markii ay goobta gaareyn waxa kusoo dhaweyay shacab fara badan

Saraakiisha horkaca howlgalka oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa ay sheegeyn in marki ay degaanka ay la waregey ay maleyshiyada kooxda shabaab ay ku gaarsiyen qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip