Dowlada oo soo saartey qorshe cusub ee lagu sugayo amniga guud ee magaalada muqdisho

0
Sunday February 28, 2016 - 08:14:50 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada oo soo saartey qorshe cusub ee lagu sugayo amniga guud ee magaalada muqdisho

    Kulanka ay iskugu yimadeeyn lamaaha amniga iyo gudoomiyaasha degmooyinka gobolka banaadir ayaa waxaa ka qeyb galey Taliyaha hay'ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka kusimaha duqa magaalada muqdisho ahna gudoomiye ku xigeynka amniga iyo siyaasa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka ay iskugu yimadeeyn lamaaha amniga iyo gudoomiyaasha degmooyinka gobolka banaadir ayaa waxaa ka qeyb galey Taliyaha hay'ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka kusimaha duqa magaalada muqdisho ahna gudoomiye ku xigeynka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka banaadir taliyaha qeybta booliska gobolka banaadir iyo taliyaha nabad sugida gobolka banaadir.

Taliyaha hay’ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Generaal C/raxmaan maxamed tuur yare cumda ayaa sheegey in kulanka ay la yeesheen maamulka gobolka banaadir uu kasoo baxay go aamo in wixi xiligaaan ka dameeyo maamulka gobolka banaadir loogula xisaab tamidoono amniga guud ee gobolka banaadir ayna ku wareejiyeen amniga caasimada magaalada muqdisho

Generaal C/raxmaan maxamed tuur yare oo sii hadlayay ayaa waxaa uu tilmaamey in maleyshiyada kooxda shabaab ay bartimaameed gaar ah uu u yahay meelaha ay dadka iskugu yimadaan halka markii hore ay bartilmaameed san jireyn goobaha dowlada

Taliyaha hay ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ayaa waxa uu sheegey go aamada ay kugu wareejiyeen amniga gobolka uu kasoo baxay shirkii amniga uu shir gudoominayay kusimaha reysal wasaraha ahna wasiirka amniga qaranka isagoona sheegey in maamulka gobolka banaadir ay ka caawinayaan xaga tabarada ciidamada Goaankaan ayaa kusoo aada xili mudooyinkii dambe ay si dhow ay u wada shaqeynayay lamaaha amniga iyo shacabka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip