Dowlada fadareelka soomaaliya oo balan ku qaadey in ay ciribtiridoonto Maleyshiyada kooxda UGUS

0
Monday February 29, 2016 - 13:19:50 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 944
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada fadareelka soomaaliya oo balan ku qaadey in ay ciribtiridoonto Maleyshiyada kooxda UGUS

    Dowlada fadareelka soomaaliya ayaa sheegtey in ay bilaabeyso wareer ka dhan ah maleyshiyada kooxda shabaab ka dib qaraxyadii ka dhacay magaaloyinka muqdisho iyo beydhabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada fadareelka soomaaliya ayaa sheegtey in ay bilaabeyso wareer ka dhan ah maleyshiyada kooxda shabaab ka dib qaraxyadii ka dhacay magaaloyinka muqdisho iyo beydhabo.
Madaxweynaha jamuuriyada fadareelka soomaaliya mudane xasan sh maxamuud ayaa shir deg deg ah shir gudoomiyay xaley shirkaasi ayaa waxaa looga hadley amniga guud  ee dalka iyo sidii loo cirib tiri lahaa maleyshiyada kooxda shabaab 
Markii usoo gaba gaboobey kulanka amniga looga hadlayay uuna shir gudoominayay madaxweynaha jamuuriyada fadareelka soomaaliya ayaa waxaa warbaahinta la hadley Wasiirka wasaarada warfaafinta xukumada fadareelka soomaaliya Mudane Maxamed abdi xayir maareye ayaa sheegey in kulankaan diirada lagu saarey sidii amniga guud loo sugi lahaay iyo sidii loo ciribtiri lahaa maleyshiyada kooxda shabaab 
Wasiirka ayaa sidoo kale ka tacsiyeeyay dadkii ay maleyshiyada kooxda UGUS ay ku xasuuqeyn magaalada beydhabo 
dowlada fadareelka soomaaliya ayaa balan ku qaadey in ay tagi donaan meel kasta ay soomaaliya ay kaga sugan yihiin maleyshiyada kooxda ugus 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip