War deg deg ah dad kusoo dhawac mey beydhabo oo muqdisho la keeney

0
Monday February 29, 2016 - 17:30:38 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah dad kusoo dhawac mey beydhabo oo muqdisho la keeney

    Waxaa goor dhaweed garoonka aadan cade ee magaalada muqdisho laga soo dajiye qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawac may qaraxyadii shaley ka dhacay magaalada beydhabo ee xarunta gobolka baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goor dhaweed garoonka aadan cade ee magaalada muqdisho laga soo dajiye qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawac may qaraxyadii shaley ka dhacay magaalada beydhabo ee xarunta gobolka baay.
Masuulyiin ka tirsan dowlada fadareelka soomaaliya ayaa garoonka ugu tagey iyagoo dadkaan lagu dabiibayo xaaladooda caafimaad isbitaalada ku yaala magaalada muqdisho 
Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaliya mudn shariif xasan sh aadan ayaa codsadey in loo gar gaaro dadkii ay maleyshiyada kooxda shabaab ay ku xasuuqeyn magaalada beydhabo 
wararkaasi wixii kusoo qordha waan idin soo gudbin doonaa insha allah 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip