S/Gaas maxamed sh xasan xaamud oo shacabka ka codsadey in ay la shaqeyaan ciidanka booliska

0
Monday February 29, 2016 - 17:30:38 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    S/Gaas maxamed sh xasan xaamud oo shacabka ka codsadey in ay la shaqeyaan ciidanka booliska

    Max'ed Sheekh Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamada booliska soomaaliya ugu baaqey in ay xaqiijinta nabad gelyada shacabka Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Max'ed Sheekh Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamada booliska soomaaliya ugu baaqey in ay xaqiijinta nabad gelyada shacabka Soomaaliyeed.
Taliyaha ciidanka booliska soomaaliya S/Gaas sidoo kale  ka codsaday shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan Booliska si ay u helaan nabad geliyo ay ku noolaadaan isagoo xusay in isbedel la taaban karo ay ku sameynayaan Saraakiisha Booliska degmooyinka Gobollada dalka, howshaasina ay iminka socoto
Maxamed sheekh xasan ayaa waxaa uu sheegey in ay hada tababaro ay u furey saraakiisha ciidamada booliska waxa uuna tilmaamey in  ay soo nooleynayaan xiriirkii saaxibtinimo ay kala dhaxeeyay shacabka soomaaliyeed 
Taliyaha ciidanka booliska soomaaliya ayaa wada qorshe lagu hormarinayo ciidanka booliska soomaaliya 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip