War deg deg ah magaalada beydhabo oo ay hada socdaan baaritaano lagu baacsanayo maleyshiyada kooxda UGUS

0
Monday February 29, 2016 - 17:30:38 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah magaalada beydhabo oo ay hada socdaan baaritaano lagu baacsanayo maleyshiyada kooxda UGUS

    Howl-gal baaritaan ah ayaa ka bilowday Magaalada Baydhabo maanta ka dib shaley oo ay magaalada ay ka dhacey qaraxyo Ciidamada Booliska ee Dowladda Soomaaliya ayaa soo qabtay ilaa 7-dhalinyaro ah oo ku sugnaa guri ku yaala Nawaaxiga Afar Irdoodka Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howl-gal baaritaan ah ayaa ka bilowday Magaalada Baydhabo maanta ka dib shaley oo ay magaalada ay ka dhacey qaraxyo Ciidamada Booliska ee Dowladda Soomaaliya ayaa soo qabtay ilaa 7-dhalinyaro ah oo ku sugnaa guri ku yaala Nawaaxiga Afar Irdoodka Magaalada Baydhabo halkaasi oo shalay Qaraxyo ay ka dheceen.

Saraakiil  ka tirsan Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo oo hogaaminayay Howlgalka ayaa idaacada ciidamada qalabka sida   u sheegay inay gacanta ku soo dhigeen dhalinyaro gaareysa ilaa 28-ruux oo lagu tuhunsan yahay in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii ka dhacay Magaalada Baydhabo kuwaasi oo la siidaayay 16-ka mid ah oo la xaqiijiyay inaysan ku lug lahayn weeraradii shalay ka dhacay Magaalada Baydhabo,

Saldhiga Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo oo ay tageen xubno ka mid ah Madaxda Maamulka K.galbeed 

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegey in ay hada ku mashquulsan yihiin baaritaanada dadka ay hada soo qabtey ayna ka socoyiin lkn waxa ay sheegey in baaritaanada marka ay soo dhamaadaan ay warbaahinta usoo bandhigidoonaan 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip