Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo maanta tababar muqdisho ugu furmey

0
Monday February 29, 2016 - 11:48:26 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo maanta tababar muqdisho ugu furmey

    Taliyaha ciidanka booliska soomaaliyed S/Gaas Maxamed sh xasan xaamud ayaa maanta tababar socodoono mudo bil ah u furey taliyaasha saldhigyada booliska gobolka banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka booliska soomaaliyed S/Gaas Maxamed sh xasan xaamud ayaa maanta tababar socodoono mudo bil ah u furey taliyaasha saldhigyada booliska gobolka banaadir.
tabarkaan aqoon koror siga ah waxa inta uu socdo lagu baran donaa sida uu taliyaha saldhiga uu ula shaqeyn lahaay bulshada uu wakiilka uga yahay degmada iyo sidii loo heli lahaa ciidan leh dishi biliin sidoo kale taliyaha ciidanka booliska soomaaliya Sareeyo gaas maxamed sh xasan xaamud ayaa imtixaan ka qaadey saraakil ka tirsan ciidanka booliska soomaaliyed isagoona sheegey in natiija imtaxaanka lesku abaal marin doono
Gaanshaanle dhexe Xasan muuse Macalin lataliyaha sharciga ciidanka booliska soomaliyed ayaa waxaa uu sheegey in taba barkaani kor loogu qaadayo aqoonta saraakisha saldhigyada booliska
Taliyaha ciidanka booliska soomaaliya S/Gaas Maxamed sh xasan xaamud ayaa la dar daarmey saraakisha ciidamada booliska uu maanta u furmey tababarka
Maxamed sh xasan xaamud taliyaha ciidan booliska ayaa waxa uu tilmaamey in tabarkaani ujeedkiisu uu yahay sidii loo heli sidii loo heli lahaa ciidan leh dishi biliin wanaagsan
Sidoo kale waxaa idaacada ciidamada qalabka sida la Hadley saraakiishii uu maanta imtixaanka ka qaadey taliyaha ciidanka booliska soomaaliyed S/Gaas maxamed sh xasan iyagoona sheegey in ay rajeynayaan in ay ku guulestaan imtixaanki uu maanta ka qaadey taliyaha ciidanka booliska soomaaliya
Taliska ciidanka booliska ayaa wado qorshe lagu tayeenayo ciidanka booliska soomaaliyed



13456789BH0A3177BH0A3179BH0A3202


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip