Wararka

Gudoomiye Madaale oo dhagax dhigey Xarunta Gudig arunta iskaashatada Soomaaliyeed+Sawiro

0 Visits: 1113 | Thursday March 17, 2016 - 13:02:02
Xarunta iskaashatada Soomaaliyed oo ku taala degmada Xamar-weyne oo oo burbur xoogan ka soo gaaray qaraxii dhowaan ka dhacay taalada SYL ayaa maanta lagu bilaabay in dib u dhis lagu sameeyo xaruntaas.

Read More »

Dowlada Kenya oo sheegtey ina ay dishey 19 ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab

0 Visits: 999 | Thursday March 17, 2016 - 11:42:24
Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay dileen 19-dhagar qabe oo ka tirsan Al-shabab oo la sheegay inay qorsheenayen in ay wadada u galaan ciidamada Soomaaliya.

Read More »

Dowlada Soomaaliya oo Maamulka puntland ka taageereyso la dagaalamka Al-shabaab

0 Visits: 927 | Thursday March 17, 2016 - 07:29:32
Reysal wasaare ku xigeynka xukumada fadareelka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay gacan ka gaysato wixii lagu sugayo amniga Puntland, kadib makrii dhowana ay degaamada Puntland tageen maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab.

Read More »

Cabdiweli Gaas oo beeniyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Golahiisa wasiirada

0 Visits: 1709 | Thursday March 17, 2016 - 07:29:32
madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa waxa uu sheegey in hadalkii kasoo baxay dhawaan golahiisa wasiirada kaa oo ahaa in dowlada soomaaliya ay ka dambeyso maleyshiyaad kusoo qul qulayo qeyb ka tirsan degaanada maamulka Puntland.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Xafiiskiisa kulan kula qaatey Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Burundi, Gaston Sindimwo+Sawiro

0 Visits: 882 | Wednesday March 16, 2016 - 16:53:09
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Burundi, Gaston Sindimwo oo maanta booqasho laba maalmood qaadaneysa ku yimid dalka.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha dalka oo la kulmay dhigiisa dalka Talyaaniga+sawiro

0 Visits: 894 | Wednesday March 16, 2016 - 13:23:11
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma,arke oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ayaa kulan la qaatay Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga Matteo Renzi.

Read More »

Hey'adaha ammaanka ee Dalka oo ka war helay qorshe Al-Shabab ay ku weerari lahayeen dekadaha Ugu Muhiimsan Dalka

0 Visits: 864 | Wednesday March 16, 2016 - 13:23:11
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegta in la adkeeyay ammaanka Dekadaha muhiimka ah ee Dalka si looga fogaado in kooxaha Argagixisada ee xiriirka la leh Al-qaacidda oo is abaabulay ay weerar qorsheysan ka geystaan Dakadaha Soomaaliya.

Read More »

Ciidamada Maamulka Puntland Oo Khassaro Xoog Leh Gaarsiiyey Maleeshiyaad Ka Tirsan Kooxda Alshabaab Ee Ku Sugnaa Deegaano Ka Tirsan Maamulkaas

0 Visits: 883 | Wednesday March 16, 2016 - 13:23:11
-Dagaal Culus Oo U Dhexeeya Ciidamada Dowlad Gobaleedka Puntland iyo Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabab ayaa Ka Socda Deegaanka Garmaal Eyl.

Read More »

Qaraxii ka dhacey Magaalada Garbahaarey oo dad loo soo qabtey

0 Visits: 765 | Wednesday March 16, 2016 - 13:23:11
Saraakiisha gobolka Gedo ayaa shaaciyey iney gacanta ku dhigeen shaqsi la sheegay inuu ka dambeeyay qarax dhawaan ka dhacay degmada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo.

Read More »

Dagaalka AL-shabaab oo guul laga gaarey

0 Visits: 801 | Wednesday March 16, 2016 - 13:23:11
Francisco Madeira madaxa howlgalka Amisom ahna wakiilka gaarka ah ee midowga afrika ee Soomaaliya, oo shir jaraaid ku qabtay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayuu faafaahin kaga bixiyey waxqabadka Amisom iyo howlgalada 3-dii bilood ee ugu dambaysay ay ka sameeyeen Soomaaliya.

Read More »

Guri ku yaala Muqdisho oo lagu soo qabtey waxyaabaha maanka Dooriya iyo Teleefono loo adeegsado qaraxyada

0 Visits: 996 | Thursday March 10, 2016 - 17:05:18
Ciidamada booliska gobolka banaadir iyo kuwa hay'' ada nabad sugida qaranka ayaa howlgal ay ka sameyeen guri ku yaala degmada hodan waxa ay kusoo qabteyn 3 rag ah iyo waxyaabaha maanka dooriyo oo ay ka mid yihiin xashiishada calaq iyo taleefoono waxyaabaha qaraxa lagu xero.

Read More »

WAR DEG DEG AH Ciidamada xooga dalka oo la wareegey degaanka miir tuulo ee gobolka shabeellaha dhexe .

0 Visits: 1042 | Thursday March 10, 2016 - 13:19:57
Ciidamada xooga dalka ayaa goor dhaw si toos ah ula wareegey degaanka miir tuulo ee gobolka shabeellaha dhexe oo ay ku sugnayeen maleyshiyada shabaab.

Read More »

Ciidamada Kumandoska xooga dalka ee sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Danab oo Al-shabaab qasaaro gaar siiyay

0 Visits: 1135 | Thursday March 10, 2016 - 10:03:14
Ciidamada Kumandoska xooga dalka ee sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Danab ayaa ka qeyb qaatay weerarkii habeen hore ka dhacay degmada Aw-dheegle oo qiyaastii magaalada Muqdisho dhanka galbeed kaga beegan illaa 60KM.

Read More »

Ciidamada xooga dalka oo Howlgal lagu baacsanayo kooxda UGUS ka wada degaanka Miir-Taqwo ee shabeellaha dhexe

0 Visits: 1006 | Thursday March 10, 2016 - 10:03:14
Ciidamada xooga dalka oo kaa shanaya kuwa midowga Africa ee Amison ayaa saakey waxa ay howlgal lagu baacsanayo maleyshiyada kooxda Al-Shabaab ay ka sameeyeen deegaanka Miir-Taqwo oo ka mid ah deegaanada la isku yiraahdo Afarta Tuulo oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Read More »

Horjogayaal sare oo ka tirsan UGUS oo lagu diley werarkii Awdheegle

0 Visits: 1027 | Thursday March 10, 2016 - 10:03:14
Saraakiil ka tisan waaxda difaaca Maraykanka ee pentagon,ka ayaa baahiyay in weerarkii shalay ka dhacay degaanka Aw-Dheegle inay ku dileen Horjoogayaal sar sare oo ka tirsanaa maleyshiyada Al-Shabab.

Read More »

Wasiirka Amniga Xukumada soomaliya oo sheegey in doonidii hubka wadey ay gacanta ku dhigeen ciidamada Australia u socdey Al-Shabaab

0 Visits: 905 | Wednesday March 09, 2016 - 09:44:51
C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Amniga Somaliya, ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in hubka ay qabteen Ciidamada Badda Australia uu ku wajahnaa Ururka Al Shabaab.

Read More »

Ali gaab waxa heynaa mid ka mid ah ragii ka dambeyay qarxii saakey ka dhacey agagaarka xera gaadiid +SAWIRO

0 Visits: 1005 | Wednesday March 09, 2016 - 08:55:04
Taliyaha Ciidanka Boliska Gobalka Banaadir Gen Cali Xirsi Barre oo Wareysi siiyay Idaacada cidamada qalabka sida ayaa sheegay in bartilmaameedka Gaarigu uu ahaa Hoggaanka Gaadiidka Booliska Soomaaliyeed oo Tababar ay ku qaadanayeen Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska.

Read More »

Diyaaradaha drones-ka. Mareykanka oo duqeeyay goobo ay ku sugnayeen Al- shabaab

0 Visits: 877 | Tuesday March 08, 2016 - 07:26:44
Maraykanka ayaa sheegay in uu fuliyay weerar cirka ah oo ay loo adeegsaday diyaaradaha meelaha fog laga hago ee drones-ka.

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Oo Ay Weheliyaan Saraakiisha Ciidamada Amaan Oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Baraha Ciidanka Nabadsugida Ay Ku Leeyihiin Magaalada Muqdisho

0 Visits: 847 | Monday March 07, 2016 - 13:02:13
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yusuuf Xuseen Jimcaale oo ay wehliyaan taliyaha nabad sugida gobolka Banaadir C/xakiim Faray iyo qaar kamid ah gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa xalay waxaa ay kormeer ugu kuurgaleen sida ciidanka u sugayaan ammaanka waxaa ay…

Read More »

Wasaarada Amniga Gudaha Xukumada Soomaaliya Oo Soo Saartay Habka Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugida Ay Ku Xaqiijinayaan Amniga Muqdisho

0 Visits: 816 | Monday March 07, 2016 - 13:02:13
Wasaarada amniga qaranka ayaa soo saartey qorsho cusub oo lagu sugayo amniga caasimada magaalada muqdisho ciidamada booliska gobolka banaadir ayaa waxaa lagu inta u dhaxeeso nawaaxiga xeebta liido ilaa ex kontarol afgooye lagu xiisaab tamidoono amnigeeda ciidanka booliska halka ciidanka hay'ada…

Read More »