Cabdiweli Gaas oo beeniyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Golahiisa wasiirada

0
Thursday March 17, 2016 - 07:29:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiweli Gaas oo beeniyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Golahiisa wasiirada

    madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa waxa uu sheegey in hadalkii kasoo baxay dhawaan golahiisa wasiirada kaa oo ahaa in dowlada soomaaliya ay ka dambeyso maleyshiyaad kusoo qul qulayo qeyb ka tirsan de

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa waxa uu sheegey in hadalkii kasoo baxay dhawaan golahiisa wasiirada kaa oo ahaa in dowlada soomaaliya ay ka dambeyso maleyshiyaad kusoo qul qulayo qeyb ka tirsan degaanada maamulka Puntland.

madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegey in warkii kasoo baxay golahiisa wasiirada uu eheen mid sax waxa uuna xusey in dowlada soomaaliya ay dagaal xoogan kula jirto dagaalka maleyshiyada Al-shabaab

Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa tilmaamey in dowlada soomaaliya ay kala dhaxeeso wada shaqeyn wanaagsan iyo hadaf ka dhan ah in dalka laga xureeyo maleyshiyada kooxda shabaab

Ugu dambeytii madaxweynaha maamulka puntland ayaa dowlada fadareelka soomaaliya iyo beesha caalamka ugu baaqey in maamlkiisa laga taageero dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-shabaab iyo in la qalabeeyo ciidamada maamulka puntland si ay guul uga gaaraan dagaalka ay kula jiraan argagexesada Al-shabaab





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip