Ciidamada xooga dalka oo Howlgal lagu baacsanayo kooxda UGUS ka wada degaanka Miir-Taqwo ee shabeellaha dhexe

0
Thursday March 10, 2016 - 10:03:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1012
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada xooga dalka oo Howlgal lagu baacsanayo kooxda UGUS ka wada degaanka Miir-Taqwo ee shabeellaha dhexe

    Ciidamada xooga dalka oo kaa shanaya kuwa midowga Africa ee Amison ayaa saakey waxa ay howlgal lagu baacsanayo maleyshiyada kooxda Al-Shabaab ay ka sameeyeen deegaanka Miir-Taqwo oo ka mid ah deegaanada la isku yiraahdo Afarta Tuulo oo ka tirsan Gobo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xooga dalka oo kaa shanaya kuwa midowga Africa ee Amison ayaa saakey waxa ay howlgal lagu baacsanayo maleyshiyada kooxda Al-Shabaab ay ka sameeyeen deegaanka Miir-Taqwo oo ka mid ah deegaanada la isku yiraahdo Afarta Tuulo oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Saraakiisha horkaceyso howlgalka oo la soo xiriirey idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa ay sheegeen in ciidamada milateriga ay weerar ku qaadeen deegaankaas oo ay ku sugnaayeen maleyshiyada Al-Shabaab.

Saraakiilsha ciidamada ayaa sidoo kale sheegey in ay ku dhaw yihiin degaanka Miir-Taqwo, isla markaana ay ku rajo weyn yihiin inay la wareegaan.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maalmihii la soo dhaafay la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, inkastoo aanay dagaalo la kulmin.

Bishii la soo dhaafay ayay aheyd markii ciidamada ay qabsadeen deegaanada Ceel-Baraf, Caadley, Biyo Cadde iyo tuulooyin kale.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip