Horjogayaal sare oo ka tirsan UGUS oo lagu diley werarkii Awdheegle

0
Thursday March 10, 2016 - 10:03:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjogayaal sare oo ka tirsan UGUS oo lagu diley werarkii Awdheegle

    Saraakiil ka tisan waaxda difaaca Maraykanka ee pentagon,ka ayaa baahiyay in weerarkii shalay ka dhacay degaanka Aw-Dheegle inay ku dileen Horjoogayaal sar sare oo ka tirsanaa maleyshiyada Al-Shabab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil ka tisan waaxda difaaca Maraykanka ee pentagon,ka ayaa baahiyay in weerarkii shalay ka dhacay degaanka Aw-Dheegle inay ku dileen Horjoogayaal sar sare oo ka tirsanaa maleyshiyada Al-Shabab.

Tv,ga CNN ee Maraykanka ku yaala ayaa baahiyay labada ruux e la dilay ay kala yihiin Yuusuf Cali Ugaas oo lagu sheegay inuu ahaa madaxi tababarada kooxda Al-Shabab iyo gudoomiyihii gobolka Hiiraan ee maleyshiyada kooxda Al-Shabab Max’ed Cali Mire oo sidoo kalena ahaa ahaa madaxii maaliyada. Maleyshiyada

Xogta uu Tv,gaan baahiyay ayaa sheegaysa inay jiraan khaasaaro soo gaaray horjogayaasha sare Al-Shabab ka tirsan oo weerarkaasi lagu dilay hase ahaatee willi xaqiijintooda la wado.

Sidoo kale Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya C/Salaan Caato oo la hadlay Telefishinka CNN ayaa sheegay in weerarkaasi ay qaadeen ciidamada dawlada Soomaaliyaa gaar ahaan kuaa comaandooska ah ee Dannab la yiraahdo waxaana uu sheegay inay Maraykanka garab ka helayeen.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip