Wasaarada Amniga Gudaha Xukumada Soomaaliya Oo Soo Saartay Habka Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugida Ay Ku Xaqiijinayaan Amniga Muqdisho

0
Monday March 07, 2016 - 13:02:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 822
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Amniga Gudaha Xukumada Soomaaliya Oo Soo Saartay Habka Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugida Ay Ku Xaqiijinayaan Amniga Muqdisho

    Wasaarada amniga qaranka ayaa soo saartey qorsho cusub oo lagu sugayo amniga caasimada magaalada muqdisho ciidamada booliska gobolka banaadir ayaa waxaa lagu inta u dhaxeeso nawaaxiga xeebta liido ilaa ex kontarol afgooye lagu xiisaab tamidoono amnig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada amniga qaranka ayaa soo saartey qorsho cusub oo lagu sugayo amniga caasimada magaalada muqdisho ciidamada booliska gobolka banaadir ayaa waxaa lagu inta u dhaxeeso nawaaxiga xeebta liido ilaa ex kontarol afgooye lagu xiisaab tamidoono amnigeeda ciidanka booliska halka ciidanka hay'ada nabad sugida qaranka iyagane looga xisaab tamidoono wada sodonka wadada wadnaha ilaa wadada warshadaha.

Wadooyinka la dhigey ciidamada booliska iyo hay’ada nabad sugida ayaa waxaa xaley kormeer amni xaqiijin ah ku tagey gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho oo ay wehliyeen taliyaha nabad sugida gobolka banaadir

Afayeenka wasaarada amniga qaranka C/kaamil shukri xersi oo shir jaraaid ku qabtey magaalada muqdisho ayaa sheegey in amniga magaalada muqdisho loo qeyb sadey hab farsamo

Sidoo kale afayeenka wasaarada amniga qaran ayaa waxa uu sheegey in wasaarada amniga qaranka ay ugu baaqeyso hay’adaha njo yada idaacadaha hoteelada shirkadaha iyo siyaasiinta dhamaantooda ay soo diiwaan galiyaan hubka ay heestaan

Ciidamada amaanka dowlada sooomaaliya ayaa wada qorshe ay ku sugayaan amniga caasimada magaalada muqdisho iyadoo wadooyinka magaalada muqdisho lagu arkayo





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip