Diyaaradaha drones-ka. Mareykanka oo duqeeyay goobo ay ku sugnayeen Al- shabaab

0
Tuesday March 08, 2016 - 07:26:44 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradaha drones-ka. Mareykanka oo duqeeyay goobo ay ku sugnayeen Al- shabaab

    Maraykanka ayaa sheegay in uu fuliyay weerar cirka ah oo ay loo adeegsaday diyaaradaha meelaha fog laga hago ee drones-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maraykanka ayaa sheegay in uu fuliyay weerar cirka ah oo ay loo adeegsaday diyaaradaha meelaha fog laga hago ee drones-ka.

Weerarka ayaa xarunta Pentagon-ka ee Maraykanku in ay ku qaadday xarun tababar oo ku taalla Soomaaliya

Waxaa Maraykanku sheegay in uu rumaysan yahay in lagu dilay in ka badan 150 ka tirsan Maleyshiyada Kooxda al-Shabab, waa sida Pentagon-ka uu sheegay.

Xarunta gaashaandhigga Maraykanka ee The Pentagon waxay sheegtay in weerarku uu dhacay maalintii Sabtida, uuna bartilmaameedku ahaa xero tababar oo ku taalla caasimadda Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip