Dowlada Soomaaliya oo Maamulka puntland ka taageereyso la dagaalamka Al-shabaab

0
Thursday March 17, 2016 - 07:29:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 935
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Soomaaliya oo Maamulka puntland ka taageereyso la dagaalamka Al-shabaab

    Reysal wasaare ku xigeynka xukumada fadareelka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay gacan ka gaysato wixii lagu sugayo amniga Puntland, kadib makrii dhowana ay degaam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Reysal wasaare ku xigeynka xukumada fadareelka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay gacan ka gaysato wixii lagu sugayo amniga Puntland, kadib makrii dhowana ay degaamada Puntland tageen maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab.

Mudane Maxamed Cumar Carte Reysal wasaare ku xigeynka xukumada fadareelka soomaaliya ayaa waxaa uu intaa ku darey in dagaalka lagula jiro Maleyshiyada kooxda shabaab uu yahay mid ay dhamaan beesha caalamka kula jirto kooxaha argagexesada isagoona sheegey in dowlada fadareelka ay dagaal xoogan kula jiraan maleyshiyadaan 

Reysal wasaare ku xigeynka xukumada fadareelka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegey dowlada fadareelka soomaaliya ay diyaar u tahay in ay ciidamo u dirto Puntland si ay ula dagalamaan maleyshiyada kooxda shabaab



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip