
Ali gaab waxa heynaa mid ka mid ah ragii ka dambeyay qarxii saakey ka dhacey agagaarka xera gaadiid +SAWIRO
Taliyaha Ciidanka Boliska Gobalka Banaadir Gen Cali Xirsi Barre oo Wareysi siiyay Idaacada cidamada qalabka sida ayaa sheegay in bartilmaameedka Gaarigu uu ahaa Hoggaanka Gaadiidka Booliska Soomaaliyeed oo Tababar ay ku qaadanayeen Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska.
S/guuto Ali xersi bare ali gaab oo sii hadlayay ayaa sheegey in ay gacanta ku hayaan ninkii ka dameeyay qaraxaasi ay ciidamada gacanta ku dhigeen isagoo dhawaac sidoo kale taliyaha ayaa waxa uu sheegey in ay tageyn gurigii laga soo abaabuley qarax ayna kasoo qabteen dadkii daganaa gurigaasi
Dhanka kale Qarax loo Adeegsaday Mooto Bajaaj ayaa ka dhacay Degmada Waabari,waxaana Laamaha Ammaanka ay sheegeen in Mootada ay la socdeen Saddex Nin oo labo kamid ah ay baxsadeen,balse la hayo mid kamid ah Saddexdii Ruux.
Dadka ku dhintay Goobta ayaa waxaa ku jira saddex Sargaal oo Booliska ka tirsan iyo haweeneydii iska la heyd Maqaaxida uu Qaraxu ka dhacay.
Ali gaab waxa heynaa mid ka mid ah ragii ka dambeyay qarxii saakey ka dhacey agagaarka xera gaadiid +SAWIRO
Taliyaha Ciidanka Boliska Gobalka Banaadir Gen Cali Xirsi Barre oo Wareysi siiyay Idaacada cidamada qalabka sida ayaa sheegay in bartilmaameedka Gaarigu uu ahaa Hoggaanka Gaadiidka Booliska Soomaaliyeed oo Tababar ay ku qaadanayeen Ciidamo iyo Saraak