Dowlada Kenya oo sheegtey ina ay dishey 19 ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab

0
Thursday March 17, 2016 - 11:42:24 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Kenya oo sheegtey ina ay dishey 19 ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab

    Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay dileen 19-dhagar qabe oo ka tirsan Al-shabab oo la sheegay inay qorsheenayen in ay wadada u galaan ciidamada Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay dileen 19-dhagar qabe oo ka tirsan Al-shabab oo la sheegay inay qorsheenayen in ay wadada u galaan ciidamada Soomaaliya.
Afhayeenka ciidamada Kenya David Obonyo ayaa wareysi uu siiyay Shabakada ABCnews ee wararka u baahisa Mareykanka sheegay in ciidamada kenya ay ka war heleen diyaar garow ay wadeen maleyshiyada ka tirsan Al-shabab oo magaalada Afmadow ku damacsanaa in ay weeraran saldhiga ciidamada Soomaaliya.Ciidamada dalka Kenya ayaa waxa ay qeyb ka yihiin kuwa nabad ilaalinta u jooga dalka soomaaliya ee wadta magaca AMison



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip