Guri ku yaala Muqdisho oo lagu soo qabtey waxyaabaha maanka Dooriya iyo Teleefono loo adeegsado qaraxyada

0
Thursday March 10, 2016 - 17:05:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guri ku yaala Muqdisho oo lagu soo qabtey waxyaabaha maanka Dooriya iyo Teleefono loo adeegsado qaraxyada

    Ciidamada booliska gobolka banaadir iyo kuwa hay'' ada nabad sugida qaranka ayaa howlgal ay ka sameyeen guri ku yaala degmada hodan waxa ay kusoo qabteyn 3 rag ah iyo waxyaabaha maanka dooriyo oo ay ka mid yihiin xashiishada calaq iyo talee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada booliska gobolka banaadir iyo kuwa hay'' ada nabad sugida qaranka ayaa howlgal ay ka sameyeen guri ku yaala degmada hodan waxa ay kusoo qabteyn 3 rag ah iyo waxyaabaha maanka dooriyo oo ay ka mid yihiin xashiishada calaq iyo taleefoono waxyaabaha qaraxa lagu xero.

Guriga ay ciidamada howlgalka ka sameyeen ayaa waxa tagey duqa magaalada muqdisho ahna gudoomiyaha gobolka banaadir taliyaha booliska gobolka banaadir 

Taliyaha Qeybta booliska gobolka banaadir S/guuto Ali xersi bare ali gaab ayaa waxa uu sheegey in guriga ay maanta ku sooo qabteen waxyaabaha maanka dooriya iyo telefanada loo adeeg sado qarax yada uu xernaa jirey ayna kusoo wargaliyeen dadka degaanka

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho mudane yuusuf Xusein jimcaale madaale ayaa waxa uu mahad celiyay hay’adaha amaanka gobolka baaadir oo soo qabtey ragaan iyo waxyaabaha ay isticmalayeen waxa uuna xusey gudoomiyaha gobolka banaadir in ay ku damba jiraan dadkii soo adeegsadey ragaan

Maamulka gobolka banaadir ayaa dar dar galinaya xaqiijinta amniga magaalada muqdisho




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip