Wararka

Golaha Ammaanka Ee Q. M. Oo Amaanay Horumarka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0 Visits: 792 | Sunday April 24, 2016 - 15:08:01
-Golaha ammaanka ee Q. M. ayaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowladda federaalka Soomaaliya ku amaanay horumarka siyaasadeed ee Soomaaliya ay sameysay Afartii sano ee la soo dhaafay.

Read More »

Guri ku yaal Degmada Buur-Hakaba oo Lix Al-shabaab ah ay isku qarxiyeen Xili ay ciidamada Howlgal wadeen

0 Visits: 931 | Sunday April 24, 2016 - 14:56:11
Wararka ka imaanaya Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in lix nin oo ka tirsan Al-Shabaab ay isku qarxiyeen duleedka Buur-Hakaba, markii guri ay ku diyaarinayeen waxyaabaha qarxa lagu weeraray.

Read More »

Wasiir Odowaa oo Gudoomiyaasha Degmooyinka Haka shaqeeyaan Amniga Muqdisho+Sawiro

0 Visits: 979 | Sunday April 24, 2016 - 14:27:50
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta kulan la qaatay Guddoonka Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir iyo Agaasimayaasha dowladda Hoose.

Read More »

Ciidamo Gaar ah oo suga Amniga Gobolka Banaadir oo la Sameeayay

0 Visits: 870 | Sunday April 24, 2016 - 01:13:19
Gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee dhinaca amniga Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa sheegay in xogta labadii gaari ee shalay ay qabteen ciidamada NISA hore loo ogaa, oo hay'adaha amaanka ay la socdeen qorshaha ay damacsanaayeen cadowga.

Read More »

Reysal wasaare Sharmaake ''Ruushka waxa aan kala Hadley dib u Dhiska ciidamada qaranka Soomaaliya''

0 Visits: 789 | Saturday April 23, 2016 - 17:32:48
R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhameeystay safar shaqo oo uu ku tegay wadamada Turkiga iyo Ruushka.

Read More »

Wasiir Ku xigeenka Gaashaandhiga Soomaaliya oo la kulmey Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Turkiya+Sawiro

0 Visits: 1651 | Saturday April 23, 2016 - 17:32:48
Wasiir ku xigeynka wasaarada Gaashaandhiga Xukumada fadareelka Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen oo ay wehliyaan madaxa hogaanka Zaadka ciidanka xooga dalka soomaaliya iyo Agaasimaha guud ee wasaarada gaashaandhiga soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiya ayaa magaalada Ankara ee xarunta…

Read More »

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska oo maanta loo qaadey Caasimada Roma+Sawiro

0 Visits: 1083 | Saturday April 23, 2016 - 14:23:35
Taliyaha Ciidanka Boolis Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed sh Xasan Xaamuud ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Aadan cade ee magaalada muqdisho ku sagootiyay Sodon saraakiil ah oo ka tirsan ciidanka boliska mudo laba bil ah aqoon kororsi ah kusoo qaadan doono magaalada Roma.ee dalka Talyaniga.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Boliska Smaaliyeed oo tababar dhanka amniga ah usoo xiray gudoomiyaasha Degmooyinka iyo taliyaasha Bolsika Gobolka Banaadir

0 Visits: 1219 | Thursday April 21, 2016 - 18:51:50
Munaasabad tabar loogu soo xiraye gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Taliyaasha saldhigyada booliska degmooyinka ayaa lagu qabtey dugsiga tababarka General kaahiye ee magaalada muqdisho.

Read More »

Xafladda lagu soo xirayay xuska aas aaska ciidanka XDS oo lagu qabtay Muqdisho-Sawirro

0 Visits: 1097 | Thursday April 21, 2016 - 17:22:12
Munaasabadan oo gabagabo u aheyd Xuska sanad guurada 56 aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka oo maalmahaan ka soctay maqaalada Muqdisho iyo gobalka dalka isla markaan ay ka qeybagaleen mas'uuliyiin uu kamid yahay ra'iisul wasaare ku-xigeenka dalka, wasiirka gaashandhigga saraakiil…

Read More »

Qaramada midoobay oo guddi u saaraysa musiibadii ka dhacday badda u dhaxeysa Dalalka liibiya iyo talyaniga ee Mediterranean-ka

0 Visits: 736 | Thursday April 21, 2016 - 14:57:25
Haweeneey u hadashay laanta qaxootiga qaramada midoobay oo lagu magacaabo Ariane Rummery,ayaa sheegtay,in howsha baarista tirooyinka dadka la socday doonidii ku degtay badda Mediterranean-ka iyo tirada dadkii ku dhintay loo saaray guddi.

Read More »

Ambassador Francisco oo la kulmay khabiir madax banaan ee xuquuqda aadanaha

0 Visits: 794 | Thursday April 21, 2016 - 14:43:05
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira, ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabiley khabiir madax banaan ee xuquuqda aadanaha ,Mr. Bahame Tom Nyanduga.

Read More »

UNHCR oo ka hadashay dhibaatooyinka tahriibka ee siibadanaayo.

0 Visits: 1154 | Thursday April 21, 2016 - 14:30:21
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Qaxootiga ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan UNHCR ayaa sheegtay in ay isa soo tareyso dhibaatooyinka xooggan ee ka dhalanayo tahriibka, waxa ayna xuseen in dhowr cisho ka hor doon siday ku dhawaad 500 oo ruux ay ku dagta Badda Mediterranean…

Read More »

SIDEE AYEY U NOOl YIHIIN MAXAABIISTA XABSIGA DHEXE KU XIRAN

0 Visits: 1909 | Thursday April 21, 2016 - 14:06:12
Barnaamijkan oo ay sameeyeen Xafiiska Warfaafinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlayaa Nolosha Maxaabiista Xabsiga dhexe ku xiran iyo sidoo kale qaabka loola dhaqmo Maxaabiista . Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka warbixiyay dilal xalay ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 862 | Wednesday April 20, 2016 - 15:09:04
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay falal dil ah oo xalay ciidamada dowladda ay u geysteen dad shacab ah oo ku sugnaa xaafadda Al-Barako, degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka codsaday Golaha Ammaanka inay qaadaan cunaqabateynta hubka

0 Visits: 1464 | Wednesday April 20, 2016 - 13:52:51
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbixin siinayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa uu kaga hadlay horumaradii ay gaartay dowladdiisa afartii sano ee la soo dhaafay,sida Amniga, siyaasada iyo hirgelinta Federaalka.

Read More »

Ergeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalada doorashada 2016

0 Visits: 827 | Wednesday April 20, 2016 - 13:52:51
Kulan gaar ah oo golaha ammaanka ay ku yeesheen xarunta QM ee magaalada New York, ayaa waxaa ay warbixin ka ku saabsan Soomaaliya ka dhageysteen wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating, isagoo ka hadlay arimaha siyaasadda, ammaanka, dhaqaalaha iyo arimaha bani'aadanimada…

Read More »

Taliyaha hogaanka Gaadiidka booliska oo ku baaqay in laga qeyb qaato dib u dhiska xarunta hogaanka "SAWIRRO"

0 Visits: 1401 | Tuesday April 19, 2016 - 16:51:47
Taliyaha hogaanka Gaadiidka booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in dib u dayactir xooggan uu ka socdo xarunta hogaanka gaadiidka, halkaasi oo uu maanta howlo kormeer ah ku tegay Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo ku-xigeenkiisa…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha "Fursado badan ayaa ka jira dalka, dhalinyaradu waa in aysan naftooda ku halligin badaha"

0 Visits: 929 | Tuesday April 19, 2016 - 13:29:39
Ra'iisul Wasaaraha SoomaaliyaCumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyey geerida dad tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday Badda Meditarrean-ka.

Read More »

Wasiir Diini oo Addis Ababa uga qeyb galay shirka ammaanka Munich +Sawiro

0 Visits: 1010 | Tuesday April 19, 2016 - 13:29:39
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga qeyb galay Shirka Ammaanka Munich (MSC) oo wadajir u soo qaban-qaabiyeen dawladaha Jarmalka iyo Ethiopia.

Read More »

Madaxweynaha Jamuuriyada fadareelka soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka+Sawiro

0 Visits: 780 | Tuesday April 19, 2016 - 10:58:59
Wefdigan uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max'uud ayaa garaay magaalada New york ee dalka Mareykanka, ayadoo si weyn loo soo dhaweeyey.

Read More »