Taliyaha Ciidanka Boliska Smaaliyeed oo tababar dhanka amniga ah usoo xiray gudoomiyaasha Degmooyinka iyo taliyaasha Bolsika Gobolka Banaadir

0
Thursday April 21, 2016 - 18:51:50 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Boliska Smaaliyeed oo tababar dhanka amniga ah usoo xiray gudoomiyaasha Degmooyinka iyo taliyaasha Bolsika Gobolka Banaadir

    Munaasabad tabar loogu soo xiraye gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Taliyaasha saldhigyada booliska degmooyinka ayaa lagu qabtey dugsiga tababarka General kaahiye ee magaalada muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad tabar loogu soo xiraye gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Taliyaasha saldhigyada booliska degmooyinka ayaa lagu qabtey dugsiga tababarka General kaahiye ee magaalada muqdisho.

Waxaana ka qeyb galey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya gudoomiye ku xigeynka dhinaca siyaada iyo amniga maamulka gobolka banaadir iyo gudoomiyaasha todobo iyo tobanka degmo ee gobolka banaadir kooxda baabeyda ciidanka booliska iyo kooxda fanaaninta Heegan ee ciidanka booliska soomaaliya oo intii ay socotey munaasabada halkaasi kusoo bandhigey sugaan ka turjumeyso wada shaqeynta ciidanka iyo shacabka

Munaasabada waxaa ugu horeen ka Hadley Gudoomiyaha degmada Xamar jab jab oo ku hadlayay afka Gudoomiyaasha degmooyinka gobolka waxa uuna balan qaaday in deeq xoolo ah ay gaarsii doonaan dugsiga tabbarka general kaahiye magaalada muqdisho.

Gudoomiye ku xigeynka dhinaca amniga iyo siyaasada gobalka badaadir maxamad axmad diiriye yabooh ayaa shacabka waxa uu ka codsaday in ay la shaqeeyaan ciidanka si loo xaqiijiyo amniga.

Taliyaha ciidanka boliska soomaliya sareeye gaas maxamad shiiq xasan xaamud oo munaasabada ka hadlaye ayaa sheegay in loo baahan yahay amni si taa loo helana ay taliska boliska ka fureen tabar ku saabsan amaanka iyo sharuucda nabadgalyada waxaana loo qabtay tabarka gudoomiyaasha gobalka iyo taliyaasha sal dhigyada ciidanka boliska.

Dhanka kale sareeye gaas maxamad shiiq xasan xaamud taliyaha ciidanka boliska somaliya ayaa ku lan dardaaran ah la qaatay 30 saraakiil ah oo katirsan ciidanka boliska soomaliya ku waa oo dhawaan u anbabixi doono magaalada rooma ee dalka talyaaniga halkaa soo ay kaga qeeb galidoonaa aqoon kororsi socon doono mudo sadax bil ah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip