Madaxweynaha Jamuuriyada fadareelka soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka+Sawiro

0
Tuesday April 19, 2016 - 10:58:59 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 777
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamuuriyada fadareelka soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka+Sawiro

    Wefdigan uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max'uud ayaa garaay magaalada New york ee dalka Mareykanka, ayadoo si weyn loo soo dhaweeyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wefdigan uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max'uud ayaa garaay magaalada New york ee dalka Mareykanka, ayadoo si weyn loo soo dhaweeyey.

Mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Mareykanka iyo diblomaasiyiin ayaa soo dhaweyeey wefdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee gaaray dalka Mareykanka.

Ujeedada socdaalka Madaxweynaha ayaa laxiriirta ka qeyb galka shirka ay isugu imaanayaa madax kala duwan ooo ka kala socota dowladaha caalamka, kaasi oo looga hadlay sidii la isaga kaashan karo isbedelada ku yimaada cimilada dunida iyo sida loo wajahayo.

Afhayeenka madaxtooyada Qaranka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa warbaahinta Qaranka u sheegey in shirkan dhawaan ka furmaya dalka Mareykanka oo ku saabsan isbedelka cimilada.

Inta uu joogo Madaxweynah iyo wefdigiisa dalkani Mareykanka waxaya kulamo kala duwan la yeelan doonaan qaar ka mid ah madaxda caalamka oo ka soo qeybgalysa shirka, waxaana la filayaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu si weyn uga hadlo marxalada haatan uu marayo dalka iyo guulaha ya gaartay dowladda.

Wefdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomalaiya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay shirkii hogaamiyaasha Africa oo lagu qabtay dalka Ethiopia, kaasi oo looga hadlayay arrimo la xiriira kaalinta Africa ee amniga caalamka iyo iskaashiga la dagaallanka argigixisada.

_MG_1481_MG_1481_1Screen Shot 2016-04-19 at 3.04.10 AM





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip