Reysal wasaare Sharmaake ''Ruushka waxa aan kala Hadley dib u Dhiska ciidamada qaranka Soomaaliya''

0
Saturday April 23, 2016 - 17:32:48 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reysal wasaare Sharmaake ''Ruushka waxa aan kala Hadley dib u Dhiska ciidamada qaranka Soomaaliya''

    R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhameeystay safar shaqo oo uu ku tegay wadamada Turkiga iyo Ruushka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhameeystay safar shaqo oo uu ku tegay wadamada Turkiga iyo Ruushka.

R/wasaaraha ayaa sheegay in uu dalka Turkiga uga qeybgalay shirkaii wadamada Islaamka, isagoo tilmaamay in muddadii uu shirkaasi socday uu la kulmay madax kala duwan oo ka tirsan wadamada Islaamka.

Dhinaca kale R/wasaaraha ayaa xusay in booqashadii uu ku tegay dalka Ruushksa ay ku soo dhamaatay guul,  isagoo tilmaamay in dalkaasi uu kala hadlay sidii dalkaasi uu dib u dhis ugu sameeyn lahaayeen ciidamada, wuxuuna hoosta ka xariiqay iney kulmi doonaan wasiirrada Gaashaandhigga iyo taliyayaasha labada dal.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip