Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska oo maanta loo qaadey Caasimada Roma+Sawiro

0
Saturday April 23, 2016 - 14:23:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska oo maanta loo qaadey Caasimada Roma+Sawiro

    Taliyaha Ciidanka Boolis Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed sh Xasan Xaamuud ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Aadan cade ee magaalada muqdisho ku sagootiyay Sodon saraakiil ah oo ka tirsan ciidanka boliska mudo laba bil ah aqoon kororsi ah kusoo qaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Boolis Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed sh Xasan Xaamuud ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Aadan cade ee magaalada muqdisho ku sagootiyay Sodon saraakiil ah oo ka tirsan ciidanka boliska mudo laba bil ah aqoon kororsi ah kusoo qaadan doono magaalada Roma.ee dalka Talyaniga.

Sareeyaashii maanta u amba baxdey dalka talyaaniga oo u waramaye war baahinta qaranka ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiinn in shan iyo la baatan sano kadib ay qaraada yurub u ga qeeb galaan aqoon kororsi

Sareeye gaas maxamad shiiq xasan xaamud oo gagada diyaarada aadan cade ku sii sagootiyay sareeyaasha ayaa uga mahad celiyay dowlada talyaaniga sida ay u garab taagan tahay isla marhaantaana ay uga qeeb qaadaneeso tayeenta ciidanka boliska

Tan iyo markii lamaga caabay taliya ciidanka boliska soomaaliya ayaa waxa uu dadaal dheeri ah u galay sidii ciidanka boliska soomaliya kor loogu qaadi lahaa garaadkooda aqooneed

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip