Wararka

Baro-koontarool oo laga sameeyay waddooyin laga soo galo caasimadda "SAWIRRO"

0 Visits: 1476 | Saturday July 25, 2015 - 17:35:18
Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ka fuliyay waddooyinka soo gala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo looga gol'leeyahay sidii looga hortagi lahaa in firxadka kooxda Al-Shabaab ee gobolada dalka ka soo cararaya inay soo galaaan magaalada.

Read More »

R/wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyey dilkii loo gaystay Saciid oo kamid ahaa Shaqaalaha xafiiska RW

0 Visits: 1204 | Saturday July 25, 2015 - 17:29:56
Muqdisho, July 25, 2015…Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay dilkii arxan darada ahaa ee maanta loo geystay Marxuum Saciid Cali Saalax oo kamid ahaa shaqaalaha Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha,

Read More »

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

0 Visits: 2227 | Saturday July 25, 2015 - 17:25:21
Mogadishu, 25 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Cabuudwaaq"SAWIRRO"

0 Visits: 1283 | Saturday July 25, 2015 - 17:21:31
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan baarlmanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa gaaray magaalada Cabuud waaq ee gobolka Galgaduud, iyadoo halkaasi si diirran loogu soo dhaweeyay.

Read More »

Guddoomiyaha Degmada Diinsoor" Gurmad ayaan u fidinay dadkii shabaab ay ku laayeen Diinsoor

0 Visits: 1161 | Saturday July 25, 2015 - 15:23:37
Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka baay ayaa sheegay in kooxda argagixisada ah ee alshabaab ay xasuuq u gaysteen dadka degmada intii kooxdaas laga saarin Diinsoor, isagoo intaa raaciyay inay hadda gurmad u samaynayaan dadkii kooxda shabaab ay laayeen.

Read More »

Ciidamadda Xoogga dalka oo degmada Diinsoor ka saaray miinooyin ay ku Aaseen kooxda Shabaab

0 Visits: 1401 | Saturday July 25, 2015 - 15:20:00
Taliska Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 60-aad ayaa faahfaahin ka bixiyay baaritaano lagu helay waxyaabaha Qarxa oo ay ka sameeyeen Degmada Diinsoor ee gobolka Bay, halkaasi oo ay shalay la wareegeen Ciidamada Qaranka.

Read More »

Madaxweynaha oo dib Muqdisho ugu soo laabtey, kadib markii uu ka soo qeybgaley caleema saarka madaxda maamulka KMG ee Galmudug "Sawirro"

0 Visits: 1185 | Friday July 24, 2015 - 19:37:24
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud kaga soo qeybgaley munaasabadda caleema saarka madaxda maamulka cusub ee KMG ee Galmudug.

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Diinsoor

0 Visits: 1837 | Friday July 24, 2015 - 10:00:56
Ciidamada huwanta ayaa saaka gudaha u galay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, kadib markii shalay gelinkii dambe ay ka baxeen Xoogagii Al-Shabaab oo halkaas ku sugnaa.

Read More »

Golaha Wasiirada Oo Soo Dhaweeyay Guulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ay Soo Hooyeen

0 Visits: 1479 | Friday July 24, 2015 - 09:57:07
Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abdiraslam Ahmed Caato, oo shir jaraa'id ku qabtay Xafiska Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke uu ugu hambalyeynayo Ciidamada Xoogga dalka iyo AMISOM guusha ay ka gaareen howlgalada…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Hambalyeeyay Ciidamada Guulaha Ay Ka gaareen Howlgalada Socda

0 Visits: 1089 | Thursday July 23, 2015 - 19:33:23
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalada ka socda qaar kamid ah gobollada dalka. Wuxuna si gaar ah uga hadlay la wareegitaanka…

Read More »

Maleeshiyaadka UGUS oo isaga baxday Diinsoor i

0 Visits: 1233 | Thursday July 23, 2015 - 18:50:30
Wararka laga helayo Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed yo kuwa AMISOM ee Is-kaashanaya ay kaabiga ku hayaan degmadaas, kaddib markii Argagaxisada Al-shabaab ay isaga bixeen.

Read More »

Wasiir Diini: "Hawlgalka lagu Xoreeyey Baardheere, wuxuu hordhac u yahay Qabashada iyo Xasilinta goobaha ay ku hareen Al-Shabaab"

0 Visits: 1342 | Thursday July 23, 2015 - 15:59:22
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalada ka socda qaar kamid ah gobollada dalka. Wuxuna si gaar ah uga hadlay la wareegitaanka degmada Baardheere…

Read More »

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo baaritaano ka wada Baardheere

0 Visits: 1238 | Thursday July 23, 2015 - 15:55:45
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa baaritaano ka wada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyadoo ciidamada ay saldhigyo iyo difaacyo ka sameysteen gudaha iyo daafaha magaalada.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka socda Hiiraan iyo Galgaduud

0 Visits: 1257 | Thursday July 23, 2015 - 15:54:26
Cutubyo ka socda Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud, iyadoo ciidamadan oo wehliya kuwa dowladda ay duulaan ku yihiin deegaanada Al-Shabaab kaga sugan yihiin gobolkaas.

Read More »

Faah faahin ka soo baxaya dagaalo saddexdii maalmood ka socday deegaano ka tirsan Bakool

0 Visits: 1249 | Thursday July 23, 2015 - 15:52:35
Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaalo lagu hoobtay oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ka socday deegaano keymo ah oo ku yaalla Gobolka Bakool, kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay weerareen fariisimo ay dagaalyahano ka tirsan Shabaab ku lahaayeen inta u dhaxeysa Xudur iyo Rabdhuure.

Read More »

Ciidamada dowladda oo la wareegay gacan ku heynta degmada Baardheere

0 Visits: 1247 | Thursday July 23, 2015 - 15:50:50
Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa tilmaamaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ay la wareegeen degmada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaasi oo laga ceyriyay maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Read More »