Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Cabuudwaaq"SAWIRRO"

0
Saturday July 25, 2015 - 17:21:31 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Cabuudwaaq"SAWIRRO"

    Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan baarlmanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa gaaray magaalada Cabuud waaq ee gobolka Galgaduud, iyadoo halkaasi si diir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan baarlmanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa gaaray magaalada Cabuud waaq ee gobolka Galgaduud, iyadoo halkaasi si diirran loogu soo dhaweeyay.

Mas’uuliyiin, odayaal shaqameed iyo qeybaha bulshada ee ku dhaqaan magaaladaasi ayaa si diirran usoo dhaweeyay wafdiga uu hoggaaminayo wasiirka Gaashaandhigga Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini.

Wasiirka iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo caawa ku hoyanaya magaaladaasi, ayaa la filayaa in uu wadahadallo la yeesho waxgaradka iyo bulshada ku dhaqan magaaladaasi.

DSCN4123DSCN4124DSCN4125DSCN4126DSCN4127DSCN4128DSCN4129DSCN4130DSCN4131DSCN4132DSCN4133

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip