Maleeshiyaadka UGUS oo isaga baxday Diinsoor i

0
Thursday July 23, 2015 - 18:50:30 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyaadka UGUS oo isaga baxday Diinsoor i

    Wararka laga helayo Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed yo kuwa AMISOM ee Is-kaashanaya ay kaabiga ku hayaan degmadaas, kaddib markii Argagaxisada Al-shabaab ay isaga bixeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka laga helayo Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed yo kuwa AMISOM ee Is-kaashanaya ay kaabiga ku hayaan degmadaas, kaddib markii Argagaxisada Al-shabaab ay isaga bixeen.

Wararka laga helayo Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed yo kuwa AMISOM ee Is-kaashanaya ay kaabiga ku hayaan degmadaas, kaddib markii Argagaxisada Al-shabaab ay isaga bixeen.

Ciidamada ayaa  ku sugan yihiin hadda meel 7-KM oo keliya u jirta Degmadaas oo ka mid ahayd Degmooyinkii ay Maleeshiyaadka Al-shabaab kaga Sugnayd Gobolka Bay.

Diinsoor oo Qiyaastii 120-km u Jirta Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayay ciidamada isbahaysanaya waxay guluf ugu jireen maalmihii lasoo dhaafay sidii degmadaas ay uga Qabsan lahaayeen Al-shabaab.

Shacabkii ku noolaa degmada Diinsoor ayaa ka barakacay, iyagoo ka baqdin qabay inay ku dagaalamaan Xoogagga huwanta ah iyo kuwa Al-shabaab, iyadoo la sheegayo in degmadu ay haatan tahay mid faaruq ah oo aysan dhinacna ku sugnayn.

Argagaxisada Al-shabaab ee ka baxay Degmadaas ayaan la ogeyn halka ay Aadeen, iyadoo Degmadan ay Noqonayso tii labaad oo ay ka baxaan Muddo 24-saac laga joogo, kaddib markii Shalay ay isaga baxeen Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo ay qabsadeen ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip