Guddoomiyaha Degmada Diinsoor" Gurmad ayaan u fidinay dadkii shabaab ay ku laayeen Diinsoor

0
Saturday July 25, 2015 - 15:23:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Degmada Diinsoor" Gurmad ayaan u fidinay dadkii shabaab ay ku laayeen Diinsoor

    Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka baay ayaa sheegay in kooxda argagixisada ah ee alshabaab ay xasuuq u gaysteen dadka degmada intii kooxdaas laga saarin Diinsoor, isagoo intaa raaciyay inay hadda gurmad u samaynayaan dadkii kooxda shabaab ay l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka baay ayaa sheegay in kooxda argagixisada ah ee alshabaab ay xasuuq u gaysteen dadka degmada intii kooxdaas laga saarin Diinsoor, isagoo intaa raaciyay inay hadda gurmad u samaynayaan dadkii kooxda shabaab ay laayeen.

"Xaaladda Magalada way Dagantahay Qorshaha maamulkeenna waxaa waaye inaan gar-gaar u fidinno dadkaan dhibaataysan” ayuu yuri Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed.

Dhanka kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in Degmada ay ka jirto adeegla’aan gaar ahaan Adeegyada Caafimaadka iyo Waxbarashada taas oo Aas Aas u ah Nolosha aadanaha islamarkaana qaar ka mid ah dadkii Kooxda Al-shabaab ay dhibaatada gaarsiiyeen ay u fidiyeen gar-gaar Bini’aadannimo walina Howsha  wadaan.

Ciidamadda Huwanta ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashganaya Kuwa AMISOM ayaa kooxda Cadowga Umadda Soomaaliyeed  ee Al-shabaab ka saaray Degmada Diinsoor oo ay Muddo halkaas dadku ay ku dhibaatey jireen.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip