Wararka

Madaxweynaha oo furey kalfadhiga 8 aad ee baarlamaanka

0 Visits: 952 | Monday April 11, 2016 - 14:39:33
Kal fadhiga 8 aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu furey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo dastuuriyan u leh in uu furo kalfadhi kasta oo mudanayaasha golaha shacabka u furmaya.

Read More »

Deg Deg:- Qarax goor dhaw ka dhacay Meel u dhaw Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar

0 Visits: 973 | Monday April 11, 2016 - 13:02:23
Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa Goor dhaw ka dhacay dhabarka dambe ee xarunta Dowladda Hoose ee xamar ee la yiraado Fiisha Gofeerno.

Read More »

Xasan Xanafi oo saakey la marsiiyay Cadaalada

0 Visits: 1454 | Monday April 11, 2016 - 11:38:56
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saakey cadaalada marsiisey Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsanaa Maleyshiyada Kooxda al-shabaab , kaasoo horay loogu soo eedeeyay inuu ku lug lahaa dilalka Wariyeyaal dhowr ah oo lagu diley gudaha dalka.

Read More »

Madaxweynaha oo u furay shirka Madasha wadatashiga qaran ee doorashooyinka (Sawirro)

0 Visits: 868 | Sunday April 10, 2016 - 20:22:07
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada.

Read More »

Kumaandooska Xooga dalka Soomaaliyeed oo howlgallo ka fuliyay deegaanno ka tirsan Jubbooyinka

0 Visits: 874 | Sunday April 10, 2016 - 17:32:59
Howlgalkan ay qaadeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Jubbooyinka, iyadoo howlgalkii u dambeeyay uu dhacay xalay saqdii dhexe markii ay ciidamada duulaan ku qaadeen tuulada Janaa Cabdalle oo dhinaca galbeeed qiyaastii 60km kaga began Kismaayo,…

Read More »

Ciidanka Asluubta oo Bilaabay Waxsoosaarkii Farsamada muddo 25 sano ka dib (Sawirro)

0 Visits: 1163 | Sunday April 10, 2016 - 14:05:21
Hogaanka Warshadaha ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Bilaabay Burburkii Dowladii dhexe ka dib Sameynta Kuraasta ,Miiisaska iyo Qalabka kale ee loo isticmaalo Guryaha iyo Xafiisyada maadama Ciidanka Asluubta uu Qeyb weyn kulahaa Waxsoosaarka kala Duwan ee Dalka .

Read More »

Madaxweynaha oo muqdisho ka furey shirka Madasha Qaran

0 Visits: 829 | Sunday April 10, 2016 - 13:55:26
Waxaa goor dhow si rasmi ah u furmay shirka madasha Qaran ee hoggaamiye_yaasha Soomaliyeed ay uga arinsanayaan xaqiijinta in doorasho dalka ka dhacdo bisha September ee sanadkan.

Read More »

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Maqaayad ku taal agagaarka Isgoyska Beexaani

0 Visits: 891 | Saturday April 09, 2016 - 13:40:08
Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Maqaayad laga cunteeyo oo ku taal agagaarka Isgoyska Beexaani ee degmada Shibis, iyadoo qaraxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee Jabuuti

0 Visits: 794 | Saturday April 09, 2016 - 10:18:30
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee shalay dalkaasi ka dhacday.

Read More »

Raggii ka dambeeyay dilkii Wariye Hindiya Xaaji oo saaka la toogtay

0 Visits: 793 | Saturday April 09, 2016 - 10:18:30
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ku fulisay raggii ka dambeeyay dilkii Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo bishii December ee sanadkii hore lagu dilay qarax gaarigeeda loogu xiray.

Read More »

Maxaa lagu Xusuustaa Wax Qabadkii Gen Maxamed Cali Samatar

0 Visits: 1695 | Friday April 08, 2016 - 14:37:18
General Samanatar wuxuu bilaabey inuu xil u qabto ummada Soomaaliyeed isagoo 25 sano jira markaasi oo uu taliya ka noqday Saldhiga Degmada Marka isagoo xiddigle ah oo ka soo qalin jibiyey kuliyad militri oo ku taala dalka Talyaniga, wuxuuna ka mid noqday saraakiishii dhalinyarada ahyd ee muujiyey karti…

Read More »

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigey ragii ka dambeeyay hobiyaashii caawa laga maqley muqdisho

0 Visits: 845 | Thursday April 07, 2016 - 21:07:49
Ciidamada amaanka ayaa caawa ku guuleestey in ay gacanta kusoo dhigaan gaari laga tuurey hoobiyaal laga maqley qeybo ka mid ah magaalada muqdisho.

Read More »

Saraakiil Booliis ah oo Maanta loo soo xerey tababar Siminaar ah

0 Visits: 979 | Thursday April 07, 2016 - 17:56:07
Munaasabadaan tabarka Muda Bisha ah Socday Loogu soo Xiraye Taliyaasha Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir ayaa Maanta lagu qabtey Dugsiga Tababarka ee Generaal kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gudoomiye ku xigeynka Gobolka Banaadir dhinaca…

Read More »

Caruurtii ay ka dileen Hooyadooda Kooxdaal-shabaab oo deeq lacageed la gaarsiiyay

0 Visits: 904 | Thursday April 07, 2016 - 13:37:43
Deeqdan lacageed e ka timid qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada xukuumaddda soomaliya o ay uso wakiisheen wasiir ku xigeenka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka soomaaliya aya gaartay qoyski ay ka geeriyootay hooyo isniino o aheyd hooyo soomaaliyeed o ku dhimatay qaraxi dhawaan ka dhacay aga…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo heshiis deyn cafin ah la gashay Hay'ada Sanduuqa Caalamiga Adduunka ee loo yaqaano (IMF)

0 Visits: 806 | Thursday April 07, 2016 - 13:37:43
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Sooamlia, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim "Farkeeti"iyo wafti uu hogaaminaayay ayaa magaaladda Nairobi kulan socday30 March iyo 5-ta April la yeeshay wafti ka socday Hay'adaSanduuqa Caalamiga Adduunka ee loo yaqaano (IMF).

Read More »

Magaalada Jilib oo lagu duqeeyay guri ay ku shirsanayeen Kooxda al-shabaab

0 Visits: 978 | Thursday April 07, 2016 - 13:37:43
(XigashoSONNA)wararka naga soo gaaraya maagalada Jilib ee gobalka Jubada Dhexe ayaa ku soo waramaya in xalay fiidkii ay deymo dhinaca Cirka ah ka dhaceen magaaladaasi.

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amaro Adag soo rogey wadayaasha gaadiidka

0 Visits: 898 | Thursday April 07, 2016 - 09:49:25
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale, oo xalay shir saxaafadeed ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo xaaladda gobolka quseysa.

Read More »

Ciidamada Xooga dalka oo saakey la wareegey laba degaan

0 Visits: 986 | Thursday April 07, 2016 - 09:49:25
Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Saakay Dagaal kula wareegay Degaanada Jacar iyo Dari oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Read More »

Dadka shacabka degmada Aadan Yabaal oo soo dhaween u sameeyay ciidamada xooga dalka

0 Visits: 920 | Wednesday April 06, 2016 - 19:57:52
Kooxda Al-Shabaab ayaa mudo dhan 8 sano ka talinayay Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka shabellaha dhexe iyadoona dadka degmada dhibaatooyin badan ku qabeen kooxda maadama ay baad ka qaadi jireen.

Read More »

Ciidamada Nisa oo qabtey gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Maanka dooriya

0 Visits: 845 | Wednesday April 06, 2016 - 19:48:22
Howlgalkaan ay ciidamada hay'ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka nisa ayaa waxa ay kusoo qabteen gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha maanka dooriya iyo ragii wadtey.

Read More »