Ciidamada Xooga dalka oo saakey la wareegey laba degaan

0
Thursday April 07, 2016 - 09:49:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xooga dalka oo saakey la wareegey laba degaan

    Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Saakay Dagaal kula wareegay Degaanada Jacar iyo Dari oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Saakay Dagaal kula wareegay Degaanada Jacar iyo Dari oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Ciidamada Huwanta ah ay dagaal ku qabsadeen Labadasi Degaan oo Qiyaastii 40 KM dhanka Koofur kaga beegan Degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga dalka oo la soo xariirey Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in howlgalkii saakey ay kula wareegeen Degaanada Jacar iyo Dari ay halkaasi qasaaro ku gaarsiyeen koox al-shabaab .

Ciidamada dagaalka ku diley ku dhawaad 20 maleyshiyaad halka uu dhawaaca uu gaarayo 40

Degaanada Jacar iyo dari oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa Mudo aad u badan waxaa Maamulayay Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip