Deg Deg:- Qarax goor dhaw ka dhacay Meel u dhaw Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar

0
Monday April 11, 2016 - 13:02:23 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:- Qarax goor dhaw ka dhacay Meel u dhaw Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar

    Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa Goor dhaw ka dhacay dhabarka dambe ee xarunta Dowladda Hoose ee xamar ee la yiraado Fiisha Gofeerno.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa Goor dhaw ka dhacay dhabarka dambe ee xarunta Dowladda Hoose ee xamar ee la yiraado Fiisha Gofeerno.

Wararka ayaa sheegaya in Gaari la miineeyay la dhigay Dhabarka dambe ee xarunta gaar ahaan dhanka xiga Shirkadda Isgaarsinta Hormuud.

Khasaaraha Dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay Qaraxa ayaan wali la ogeyn.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa goobta Xiray,waxaana halkaa Gaadiidka Gurmadka Deg dega ah ay ka gurayaan Dadkii ay waxyeeladu ka soo gartay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip