Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigey ragii ka dambeeyay hobiyaashii caawa laga maqley muqdisho

0
Thursday April 07, 2016 - 21:07:49 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigey ragii ka dambeeyay hobiyaashii caawa laga maqley muqdisho

    Ciidamada amaanka ayaa caawa ku guuleestey in ay gacanta kusoo dhigaan gaari laga tuurey hoobiyaal laga maqley qeybo ka mid ah magaalada muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada amaanka ayaa caawa ku guuleestey in ay gacanta kusoo dhigaan gaari laga tuurey hoobiyaal laga maqley qeybo ka mid ah magaalada muqdisho.

Gaariga oo ahaa gaari weyn oo laga soo buuxiyay Hoobiyaal caawa laga maqley magaalada muqdisho ayaa ciidamada amaanka gacanta ku dhigeen .gaariga ayaa ciidamada waxa ay ku qabteen wada maka al-mukarama agagaarka garaashka xaaji baasto oo ay ku sugnaayeen ciidamo boolis ah.

Ciidamada ayaa gaariga joojiyay waxana gudaha saarnaa rag hubeysan oo isku dayay in ay mid mid u toogtaan ciidamadii taagnaa jidka ciidamada ayaa gacanta ku dhigey waxa halkaasi lagu dhawac laba nin oo saarnaa gaariga

Afayeenka Wasaarada Amniga qaranka oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in ciidamada ay qabteen gaarigaan saarnaa hoobiyaha waxa uuna xusey in hada gacanta lagu haayo ragii watey gaarigaan iyo laba qori.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip