Caruurtii ay ka dileen Hooyadooda Kooxdaal-shabaab oo deeq lacageed la gaarsiiyay

0
Thursday April 07, 2016 - 13:37:43 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caruurtii ay ka dileen Hooyadooda Kooxdaal-shabaab oo deeq lacageed la gaarsiiyay

    Deeqdan lacageed e ka timid qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada xukuumaddda soomaliya o ay uso wakiisheen wasiir ku xigeenka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka soomaaliya aya gaartay qoyski ay ka geeriyootay hooyo isniino o aheyd hooyo soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deeqdan lacageed e ka timid qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada xukuumaddda soomaliya o ay uso wakiisheen wasiir ku xigeenka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka soomaaliya aya gaartay qoyski ay ka geeriyootay hooyo isniino o aheyd hooyo soomaaliyeed o ku dhimatay qaraxi dhawaan ka dhacay aga gaarka taalada syl e ay geeysteen falaagada shabaab.

Xusseen bashiir Oo ah aabaha dhalay carruurtaasi aya ka mahad celiyey deeqadani lacageed e uga timid xubno ka mid ah golaha wasiirada xukuumada soomaaliya

Sido kale waxa iyana halkaasi ka hadashay xildhibaan caasho maxamuud cumar caasha koos o sheegtay in looga baahan yahay bulshada intooda wax heysta in ay caawiyaan carruurtaasi soomaaliyeed si loo badbaadiyo mustaqbalkooda barri

Ugu dambeynti wasiir ku xigeenka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka soomaaliya muumino sh cumar o wakiil ka aheyd lacagtaasi aya tilmaamtay in lacagtani ay iska so urururiyeen qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada ayna gaartay halki loogu tala galay ,

Wasiir muumino ay sido kale balan qaaday in wasaaradda haweenka iyo hormarinta xuquuqul aadanaha ay diyaar u tahay kaalinta waxbarashada carruurtaasi soomaaliyeed

Deeqdaasi lacageed ee ka timid golaha wasiirada xukuumada soomaaliya aya aheyd mi sidi loogu tala galay u gaartay qoyski ay ka geeriyootay allah u naxariiste hooyo isniino o ka kooban todobo carruur ah

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip