Saraakiil Booliis ah oo Maanta loo soo xerey tababar Siminaar ah

0
Thursday April 07, 2016 - 17:56:07 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Booliis ah oo Maanta loo soo xerey tababar Siminaar ah

    Munaasabadaan tabarka Muda Bisha ah Socday Loogu soo Xiraye Taliyaasha Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir ayaa Maanta lagu qabtey Dugsiga Tababarka ee Generaal kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galey Taliyaha Ciidanka Booliska Sooma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabadaan tabarka Muda Bisha ah Socday Loogu soo Xiraye Taliyaasha Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir ayaa Maanta lagu qabtey Dugsiga Tababarka ee Generaal kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gudoomiye ku xigeynka Gobolka Banaadir dhinaca Siyaasada iyo Amniga Saraakiil ciidanka booliska iyo Marti sharag kale.

Qaar kamid ah Saraakiishii tabarka maanta usoo xermay oo la Hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay waxyaabihii ay ka faa,iideen tababarka ay ku shaqeen doonaan wax yaabo badana ay ka fahmeen xaga sharciga

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir dhinaca siyaada iyo Amniga Maxamed Ahmed Diiriye oo munaasabada ka hadlay ayaa taliyaha ciidanka Booliska ugu mahad celiyay dadaalka dheeriga ah uu ugu jiro sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta ciidanka booliska

Gaba gabadii munaasabada ayaa waxaa soo xerey taliyaha booliska Soomaaliya S/Gaas Maxamed sh Xasan Xaamuud ayaa kula dardaarmey taliyaasha saldhigyada booliska in ay ka shaqeyaan Cadaalada waxa uuna ku xusey taliyaha in ay socon doonaan tababarada noocaan oo kala ah

Taliska ciidanka Booliska ayaa mudooyinkii dambe wade qorshe kor loogu qaadayo tababarada ciidanka booliska iyo aqoontooda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip