Ciidanka Asluubta oo Bilaabay Waxsoosaarkii Farsamada muddo 25 sano ka dib (Sawirro)

0
Sunday April 10, 2016 - 14:05:21 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Asluubta oo Bilaabay Waxsoosaarkii Farsamada muddo 25 sano ka dib (Sawirro)

    Hogaanka Warshadaha ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Bilaabay Burburkii Dowladii dhexe ka dib Sameynta Kuraasta ,Miiisaska iyo Qalabka kale ee loo isticmaalo Guryaha iyo Xafiisyada maadama Ciidanka Asluubta uu Qeyb weyn kulahaa Waxsoosaarka kal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaanka Warshadaha ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Bilaabay Burburkii Dowladii dhexe ka dib Sameynta Kuraasta ,Miiisaska iyo Qalabka kale ee loo isticmaalo Guryaha iyo Xafiisyada maadama Ciidanka Asluubta uu Qeyb weyn kulahaa Waxsoosaarka kala Duwan ee Dalka .

Warshadan Sameneysa Qalabka Guryaha iyo Xafiisyada ayaa Dib loo Howlgaliyey Waxaana ka Shaqeeya Shaqaallo ka tirsan Ciidanka Asluubta Islamarkaana Aqoon u leh Howlahan iyadoona sidoo kale Warshadan Farsamada Gacanta ay ku Bartaan Maxaabiista Xabsiga dhexe ku xiran .


 

Gen Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Warshadan Qalabeeyey isagoona ku Howlan sidii dhamaan Dib u dayactir loogu sameyn lahaa Warshadiii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay lahaayeen kuwaadi oo ku waxyeeloobay Dagaaladii Dalkeena ka dhacay .



12928409_489216887928723_6301898734281675709_n12931236_489216917928720_5338841074525120155_n

12974274_489216861262059_2010133922005660024_n

12993412_489216947928717_6945957368404614372_n

Xafiiska Warfaafinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Mogadisho-Somalia




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip