Madaxweynaha oo muqdisho ka furey shirka Madasha Qaran

0
Sunday April 10, 2016 - 13:55:26 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo muqdisho ka furey shirka Madasha Qaran

    Waxaa goor dhow si rasmi ah u furmay shirka madasha Qaran ee hoggaamiye_yaasha Soomaliyeed ay uga arinsanayaan xaqiijinta in doorasho dalka ka dhacdo bisha September ee sanadkan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goor dhow si rasmi ah u furmay shirka madasha Qaran ee hoggaamiye_yaasha Soomaliyeed ay uga arinsanayaan xaqiijinta in doorasho dalka ka dhacdo bisha September ee sanadkan.

Waxaa kale oo laga arinsan doonaa sida loo hirgelinayo nidaamka doorasho ee la isku raacay qaabka ay u dhaceyso iyo wadiiqooyinka loo marayo.

Shirka waxaa furay madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheikh Maxamuud,waxaa kale oo ku sugan R.wasaare Cumar Cabdirashid,ku xigeenkiisa iyo madaxda maamulada Puntland,Galmudug,Jubaland,Koofur Galbeed.

madashan ayaa socon doontaa muddo dhow cisho ah, iyadoo go,aan rasmi ah looga gaari doono waxa dhacaya kahor bisha September.

Lasoco Wixii Ku Soo Kordha.





12970129_1191990400841342_383140042_o



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip