Wararka

Xukumada Soomaaliya oo sheegtey in aan la askareen Caruurta yar yar

0 Visits: 1001 | Wednesday May 11, 2016 - 15:58:26
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga walwalsan tahay sheegashada caruurta da'da yar ee ah in xuquuqdooda aas'aasiga ah ay ku xadgudbeen ciidammada ammaanka Soomaaliya, sida lagu sheegay war lagu daabacay wargeyska The Washington Post , 7-da May 2016.

Read More »

Horjooge ka tirsan Kooxda UGUS oo lagu diley Gobolka Galgaduud

0 Visits: 1002 | Wednesday May 11, 2016 - 15:58:26
Howlkan oo xalay saqdii dhexe ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Timir oo qiyaastii dhanka galbeed 15 ka xiga magaalada Galcad ayaa lagu dilay 15 ka tirsan Al-Shabab.

Read More »

Kumandooska Xoogga Dalka oo wareer ku qaadey Saldhig al-shabaab ku lahayeen Bariga Gobolka galgaduud

0 Visits: 887 | Wednesday May 11, 2016 - 13:22:17
Wararka laga helaayo Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegayo in ciidamada Militariga Soomaaliya ay jidka u galeen Maleyshiyaad ka tirsan nabad diidka Al-shabaab oo ku sii jeeday deegaanka Ceel Timir oo qiyaastii 15km u jira Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, oo ay doonayay in ay ka…

Read More »

ciidamada Amaanka oo Gacanta ku dhigey gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa

0 Visits: 961 | Tuesday May 10, 2016 - 10:41:32
Ciidanka ayaa qabtay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa kaas oo la doonayay in lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah eek u nool magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Muqdisho ugu Qeyb galay Xuska Maalinta Midowga reer Yurub (Sawirro)

0 Visits: 979 | Monday May 09, 2016 - 17:53:34
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta Midowga Yurub oo lagu qabtey magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweynaha iyo Reysal wasaraaha Dalka oo Muqdisho kula kulmay xubno ka Socdey Dowlada Mareykanka (Sawirro)

0 Visits: 886 | Monday May 09, 2016 - 17:53:34
Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma'arke, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dowladda Mareykankaoo uu horkacayey Madaxa arrimaha Africa ee xafiiska Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda, Mr Bruce…

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaawe qaadashada Kaararka Aqoonsiga(Sawiro)

0 Visits: 1554 | Monday May 09, 2016 - 17:53:34
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta qabtay Munaasabad lagu daah-furayay qaadashada kaararka aqoonsiga, kaasoo lagu qabtay Xarunta aqalka dowladda Hoose ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhaawacayada Askartii ku Waxyeeloobay Sh.dhexe oo Baaris Caafimaad lagu sameynayo (Sawirro)

0 Visits: 1100 | Monday May 09, 2016 - 13:49:33
Qaar kamid ah saraakiisha iyo askarta ka tirsan qeybta 12 April ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo qabay xanuuno iyo dhaawacyo horey u soo gaaray ayaa maanta loo sameeyaya baaritaano caafimaad, is loo ogaado in xanuunadooda gudaha dalka lagu dabiibi karo iyo haddii ay jiraan kuwo u baahan in adeegyo…

Read More »

Ciidamada Amaanka oo fashiliyay werer loola damcasanaa Xarunta visha Taraafiko+Sawiro

0 Visits: 1086 | Monday May 09, 2016 - 12:40:22
Qof naftii haliga ah ayaa isku qarxiyay afafka hore xarunta ciidanka nabad galyada wadooyinka ee Taraafikada.

Read More »

Qalab loogu talagay in lagu ilaaliyo hawada Soomaaliya oo muqdisho lasoo Gaarsiiyay

0 Visits: 1052 | Saturday May 07, 2016 - 17:39:32
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay qeybtii ugu horeysay ee kamid ah qalabka lagu maamuli doono Hawada Somaaliya ,iyadoo arintan ay qeyb ka tahay dadaalada lagu doonayo in Maamulka Hawada Somaaliya loogsoo wareejiyo Magaalada Nairobi islamarkaana loosoo wareejiyo magaalada Muqdisho.

Read More »

Shacabka Muqdisho oo Taageeray Howlgalada ka socda Gobolka shabellaha Dhaxe+Sawiro

0 Visits: 1442 | Saturday May 07, 2016 - 15:25:37
Boqalaal Dadweynaha ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Muqdisho, isla markana ku labisan dareeska Calanka Jamuuriyadda ayaa waxaa ay isugu yimaaden Taalada Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere, iyagoo gacma ku wata boorar waxaana banaan baxaani ujeedkiisu uu ahaay taageerida is badalka uu Madaxweynaha…

Read More »

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigey Hub iyo Dadkii wadtey

0 Visits: 1050 | Thursday May 05, 2016 - 15:55:54
Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka oo howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan demada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay gacanka ku soo dhigeen hub iyo dadkii heystay oo ku sugnaa guri ku yaal Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Gen Ali Baashi ''Ciidamada Xooga Dalka waxa ay la wareegeen degaano Hor leh oo ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe''

0 Visits: 998 | Thursday May 05, 2016 - 15:55:54
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degaanno badan oo ka mid gobolka Shabeellada dhexe.

Read More »

Taliyaha Asluubta oo Booqday Xabsi ku yaala Jasiirada Sicilia ee Dalka Talyaaniga (Sawirro)

0 Visits: 1057 | Thursday May 05, 2016 - 11:40:02
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo Howllo Shaqo u jooga Dalka Talyaaniga ayaa waxa uu Booqday Xabsiga Weyn ee Luciardone ee Magaalo Madaxda Jasiirada Sicilia ee Palerma waxaana Halkaasi uu kula kulmay Saraakiisha Xabisagaasi maamusha iyagoona kawada…

Read More »

Saraakiisha Sare ee Maxkamada Ciidamada Qalabka oo la Dalacsiiyay

0 Visits: 1045 | Thursday May 05, 2016 - 08:57:52
M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa ku dalacsiiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Janaraal Liibaan Cali Yaroow oo Markii Hore Darajadiisa Ciidan ay aheyd G/Sare.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh "Wasaaradda Cadaaladda, Xeer-ilaalinta iyo hey'adaha amniga waxaan farayaa in ay la shaqeeyaan guddoomiyaha cusub"

0 Visits: 918 | Wednesday May 04, 2016 - 18:04:02
Muqdisho- 04 May 4, 2016-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayey guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka ee uu madaxweynahu magacaabay.

Read More »

Gudoomiye Ilka xanaf oo xilka laga qaaday

0 Visits: 1118 | Wednesday May 04, 2016 - 14:33:39
-Wareegto goordhow kasoo baxday xafiiska madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii maxkamadda sare ee Soomaaliya AVV;Caydiid C/laahi Ilka-xanaf,iyadoo jagadaasi loo magacaabay Dr;Ibraahim Iidle Suleymaan.

Read More »

Ciidamada Xooga Dalka oo burburiye Fariisimo ay Daacista Soomaaliya ku lahayeen Gobolka Shabellaha Hoose+Sawiro

0 Visits: 1257 | Wednesday May 04, 2016 - 06:50:46
War Qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo caawa la soo gaarsiiyay Warbaahinta Qaranka ayaa lagu Yiri, Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska XDS ayaa burburiyay Shabakad ka tirsan Kooxda daacish oo tababar ku qaadanayay Deegaanka Jannaale oo ka tirsan Gobalka…

Read More »

Guddoomiye Ali Guudlaawe:Al-shabaab Walagu Xasuuqey Gobolka Shabellaha Dhexe

0 Visits: 1062 | Tuesday May 03, 2016 - 15:43:37
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ka hadlay howlgalka ka dhanka Kooxda Nabad diidka ah ee Al-Shabaab ayaa sheegay inuu socdo wejigii ugu dambeeyay ee howlgallo lagu cirib tirayo haraadiga Al-Shabaab.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka iyo Abaan duulaha oo ka qeyb qadanaya howlgalka ka socda Gobolka Shabellaha dhaxe''Dhageyso''

0 Visits: 1738 | Tuesday May 03, 2016 - 14:41:06
Ciidamada Xooga dalka soomaaliye oo uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka Xooga Dalka soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Aadan Ahmed iyo Abaan duulaha xooga dalka Generaal Ali Baashi Xaaji Maxamed ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka wada degaanka runigood ee gobolka shabellaha dhexe.

Read More »