Saraakiisha Sare ee Maxkamada Ciidamada Qalabka oo la Dalacsiiyay

0
Thursday May 05, 2016 - 08:57:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiisha Sare ee Maxkamada Ciidamada Qalabka oo la Dalacsiiyay

    M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa ku dalacsiiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Janaraal Liibaan Cali Yaroow oo Markii Hore Darajadiisa Ciidan ay ahe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa ku dalacsiiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Janaraal Liibaan Cali Yaroow oo Markii Hore Darajadiisa Ciidan ay aheyd G/Sare.

Sidoo Kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Dalacsiiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Shuute Oo Darajadiisu hore u aheyd G/Dhexe.

M.weynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa ku Ammaanay Labada Sargaal ee ugu Sarreya Maxkamadda Ciidamada Daacad iyo Howlkarnimo, taas oo suurata galisay in dardar ay ku socoto howlaha Maxkamadda Ciidamada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip