Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay Shidaal loo waday Khawaarijta.

0
Friday May 10, 2024 - 20:41:20 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 43
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay Shidaal loo waday Khawaarijta.

    Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Danab iyo gorgor oo kaashaanaya ciidanka Deegaanka oo iyana ka soo baxay degmada Ceel-dheer ayaa howlgalo ka sameyay deganka howdley oo duleedka degmada Xarardheere ciidanka waxa usuurta gashay in ay gaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Danab iyo gorgor oo kaashaanaya ciidanka Deegaanka oo iyana ka soo baxay degmada Ceel-dheer ayaa howlgalo ka sameyay deganka howdley oo duleedka degmada Xarardheere ciidanka waxa usuurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan 150 jirgan oo shidaal ah oo halkaasi dooni keentay isla markaana loo waday cadawga khawarijta.
Saraakiisha ciidanka Xds ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in cidanka ay gacanta ku dhigeen laba ruux oo ku luglahaa soo dejinta shidalka kuwaasi oo baaritano ay ku socdaan.
Deegaanka ayaa horey XDS ugu fashiliyey Hub iyo saanad ciidan oo ay doonaayeen Khawaariijta in ay kala degaan Halkaasi.


No photo description available.

May be an image of van and car
May be an image of 9 people
No photo description available.

May be an image of text


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip