Kumandooska Xoogga Dalka oo wareer ku qaadey Saldhig al-shabaab ku lahayeen Bariga Gobolka galgaduud

0
Wednesday May 11, 2016 - 13:22:17 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 887
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kumandooska Xoogga Dalka oo wareer ku qaadey Saldhig al-shabaab ku lahayeen Bariga Gobolka galgaduud

    Wararka laga helaayo Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegayo in ciidamada Militariga Soomaaliya ay jidka u galeen Maleyshiyaad ka tirsan nabad diidka Al-shabaab oo ku sii jeeday deegaanka Ceel Timir oo qiyaastii 15km u jira Degmada Ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka laga helaayo Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegayo in ciidamada Militariga Soomaaliya ay jidka u galeen Maleyshiyaad ka tirsan nabad diidka Al-shabaab oo ku sii jeeday deegaanka Ceel Timir oo qiyaastii 15km u jira Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, oo ay doonayay in ay ka fuliyaan xasuuq shacab oo aad u baahsan.

Taliyaha ciidanka Xoogga ee bariga Gobolka Galgaduud Korneel Axmed Maxamed Tareedisho oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey howlgalku uu ka dhacay degamada galcad ee gobolka galduud waxaana howlgalkaasi fuliyay ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan xoogga dalka iyagoona halkaasi qasaaro badan lagu gaarsiiyay maleyshiyada Kooxda al-shabaab ciidamada ayaana bur buriyay saldhigii ay maleyshiyada halkaasi ku la hayeen kana soo furtey hubka.



Waxaa goobta lagu diley horjooge sare oo ka tirsan Kooxda al-shabaab iyadoona maleyshiyada jab xoogan uu kasoo gaarey howlgalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in deegaano Al-Shabaab horay nabad ku deganaayeen aanay iminka nabad ku deganeyn oo aanay kalsooni ku seexaneyn habeenkii, isagoo xusay in taasi ku timid howl galada ay wadaan ciidamada qalabka sida, AMISOM iyo saaxibo kale ay


Habeen hore ayay aheyd markii ciidamada ku maan dooska Xoogga dalka soomaaliya ay warer culuss ay ku qaadeen deegaanka Toora-Toorow ee Gobolka Shabeellaha Hoose, markii ciidamo Mareykan ah oo ay wehliyeen Ciidamada Kumaandooska ay weerareen fariisin Al-Shabaab lahaayeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip