Gudoomiye Ilka xanaf oo xilka laga qaaday

0
Wednesday May 04, 2016 - 14:33:39 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ilka xanaf oo xilka laga qaaday

    -Wareegto goordhow kasoo baxday xafiiska madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii maxkamadda sare ee Soomaaliya AVV;Caydiid C/laahi Ilka-xanaf,iyadoo jagadaasi loo magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Wareegto goordhow kasoo baxday xafiiska madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii maxkamadda sare ee Soomaaliya AVV;Caydiid C/laahi Ilka-xanaf,iyadoo jagadaasi loo magacaabay Dr;Ibraahim Iidle Suleymaan.

Caydiid Ilka-Xanaf ayaa xilka guddoomiye-nimo loo magacaabay Abriil 02, 2011-kii,wuxuuna tan iyo xilligaasi wax badan kasoo qabtay hawlaha garsoorka iyo maxkamadaha dalka.

Sidoo kale waxaa maanta isna xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomiyihii maxkamadda racfaanka Xasan Cali Wariiri,lama shaacin cidda illaa iyo haatan loo magacaabay xilkaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip