Gen Ali Baashi ''Ciidamada Xooga Dalka waxa ay la wareegeen degaano Hor leh oo ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe''

0
Thursday May 05, 2016 - 15:55:54 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gen Ali Baashi ''Ciidamada Xooga Dalka waxa ay la wareegeen degaano Hor leh oo ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe''

    Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degaanno badan oo ka mid gobolka Shabeellada dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degaanno badan oo ka mid gobolka Shabeellada dhexe.

Abaan duulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Guuto Cali Baashi, oo hoggaaminayay hawl-galka ciidamada ay halkaasi ka sameeyeen ayaa wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u xaqiijiyay inay si buuxda ula wareegeen Tuulooyinka, Masaajid Cali guduud,War gaadhi, Maxaa Siciid, Nuur dugle, Cad caddeey iyo Caddaan laxeey oo hoos taga gobolka Shabeellada dhexe.

Ciidamada qalabka sida oo aan goobahaasi kala kulmin wax iska caabbin ah ayaa halkaasi ka wada hawl-gallo dheeri ah oo ay ku baadi goobayaan haraadiga maleeshiyada Al-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip