Taliyaha Asluubta oo Booqday Xabsi ku yaala Jasiirada Sicilia ee Dalka Talyaaniga (Sawirro)

0
Thursday May 05, 2016 - 11:40:02 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1057
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Asluubta oo Booqday Xabsi ku yaala Jasiirada Sicilia ee Dalka Talyaaniga (Sawirro)

    Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo Howllo Shaqo u jooga Dalka Talyaaniga ayaa waxa uu Booqday Xabsiga Weyn ee Luciardone ee Magaalo Madaxda Jasiirada Sicilia ee Palerma waxaana Halkaasi uu kula k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo Howllo Shaqo u jooga Dalka Talyaaniga ayaa waxa uu Booqday Xabsiga Weyn ee Luciardone ee Magaalo Madaxda Jasiirada Sicilia ee Palerma waxaana Halkaasi uu kula kulmay Saraakiisha Xabisagaasi maamusha iyagoona kawada hadlay sidii Wadashaqeyn iyo iskaashi ay u yeelan lahaayeen labada dhinac .

Sidoo kale Saraakiishaasi ayaa Gen Bashiir waxa uu kala hadlay sidii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay uga caawin lahaayeen dhanka tabarada la xiriira Ilaalinta Maxaabiista iyo habka loola macaamilo .


 

in uu ku sugnaa Xabsiga Weyn ee Luciardone ee Magaalo Madaxda Jasiirada Sicilia ee Palerma Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu casuumay in uu dhageysto dacwad Maxkamadu ay ku dhageysaneysay Xabsiga dhexdiisa laguna qaadayey Magafayaal loo heystay in Boqolaal Dhalinyaro ah oo Soomaali ku jiraan ay ku daadiyeen Badda u dhaxeyso Italy iyo Libiya .

Halkaan Hoose ka fiiri  sawirada 



13087546_534744856686148_1970389824383960363_n

 

 

13115999_534744926686141_8655124001043458386_o

Xafiiska Warfaafinta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Mogadisho-Somalia



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip