Xubno ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.

0
Friday May 10, 2024 - 20:37:43 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.

    Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 6-Xubnood oo ka Tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 6-Xubnood oo ka Tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.

Xubnahan isu soo dhiibay laamaha ammaanka ayaa Khawaarijta uqaabilsanaa dhanka Jabhadaha,waxayna kasoo qeyb-qaateen dagaallo ka kala dhacay Gobolada Dalka.

Dhallinyaradaan isa so dhiibay ayaa ugu baaqay saaxibadooda kale ee weli ka tirsan khawaarijta inay isaga soo bahaan maleeedhiyaadka arxanka daran.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa aad u soo badanaayey xubnaha ka soo goosanaya argagixisada ee ka soo haray fikirka gurracan ee Khawaarijta.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip