Horjooge ka tirsan Kooxda UGUS oo lagu diley Gobolka Galgaduud

0
Wednesday May 11, 2016 - 15:58:26 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge ka tirsan Kooxda UGUS oo lagu diley Gobolka Galgaduud

    Howlkan oo xalay saqdii dhexe ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Timir oo qiyaastii dhanka galbeed 15 ka xiga magaalada Galcad ayaa lagu dilay 15 ka tirsan Al-Shabab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlkan oo xalay saqdii dhexe ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Timir oo qiyaastii dhanka galbeed 15 ka xiga magaalada Galcad ayaa lagu dilay 15 ka tirsan Al-Shabab.

Ciidamada ayaa bur buriyay fariisin ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen deeeganka Ceel Timir, waxaana guddoomiyaha deegaanka Galcad Qadar Maxamed Cali oo la hadlay Warbaahinta Qaranka uu sheegay in ciidamada ay weerarka ku dileen 15 oo labo ka mid ah ay ahaayeen horjoogayaal, kuwaasi oo lagu magacaabi jiray, Axmed Ciid oo dhanka maaliya u qaabilsanaa Shabaabka, Madaxa amniyaadka Maxamed Cabdulaahi Gaafow iyo mid seddaxaad oo u qaabilsanaa miinooyinka iyo sameynta walxaha qarxa.

 

Guddoomiyaha ayaa xusay inay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip