Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) ayaa Maanta Kulan La qaatey Saraakiisha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir iyo Hoggaanada ay Quseeyaan Dhamaan Dembiyada Magaalada Moqdisho

S/guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed Kaniif Ayaa Warbixin Ka Dhageystay Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G/Sare Mahdi Cumar Muumin oo Sheegey in Markii Laga Adkaadey Qoryihii Magaalada Lala Wareegi Jirey .hada ay Soo Kordheen Falalka La xiriira Tooreyda oo ayadana Hada Howl-galo Laga Sameyn doono
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Kaniif Ayaa ku Bogaadiyey Shaqadii Wanaagsaneyd oo ay Qabteen Ciidanka wuxuuna farey in La Qabto Dhamaan Fal dembiyeedyada Ka dhaca Magaalada lagana hortago Dhagarta Khawaariijta

0 