Wararka

Taliyaha ciidanka booliska oo sagootiyay cayaartooyda kooxda Heegan

0 Visits: 1123 | Wednesday July 15, 2015 - 20:56:26
,

Read More »

Taliyaha ciidabka booliska oo aqoon kororsi u furay saraakiil boolis

0 Visits: 1100 | Wednesday July 15, 2015 - 08:48:59
.

Read More »

madaxweynaha soomaliya oo khudbad ka jeediyay shir lagu qabtay addis abab e dalka Ethiopia

0 Visits: 966 | Tuesday July 14, 2015 - 09:16:58
Madaxweynaha: "Si loo xaqiijiyo Hadafka Horumarka Caalamka, waa inaan isla meel dhignaa qaab sugan oo fakhriga dunida looga ciribtiri karo' sawiro': Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka dhan ah Kenya u gudbin doonto Maxkamadda Caalamiga

0 Visits: 1116 | Monday July 13, 2015 - 09:27:18
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Qareeno Dowladda Somaaliya ay u xilsaartay Dacwadda ku saabsan muranka dhinaca badda ee u dhexeya Somaaliya iyo Kenya oo gaaray wadanka Holland ayaa maanta oo Isniin ah dacwad ka dhan ah Kenya u gudbinaya maxkamada caalamiga ah ee cadaalada ee fadhigeedu yahay magaalada…

Read More »

Madaxweynaha oo gaaray Adds Ababa kana qeybgalaya Shirweynihii 3aad ee Caalamiga ee dhinaca Maalgashiga.

0 Visits: 1250 | Monday July 13, 2015 - 09:19:07
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaarey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, halkaa oo uu kaga qeybgalayo shirweynihii 3aad ee caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee dhinaca maalgashiga mashaariicda horumarinta.

Read More »

Digreeto Madaxweyne oo lagu magacaabay xisaabiyaha guud ee Qaranka

0 Visits: 1103 | Saturday July 11, 2015 - 20:52:32
.

Read More »

saraakiisha lamaha amniga oo kurmeray goobihii ay maleyshiyadka ugus werarka ku qaaden

0 Visits: 1152 | Saturday July 11, 2015 - 10:30:08
Wasiirada Amniga Gudaha, Gaashaandhiga ,Taliyaha Boliska , taliyaha Nabudsugida,sarakiil Katirsan ciidamad qalabka sida ayaa kormeer ku tagay Hotelka siyaad oo ka mid ahaa melhii ay al shabaab isku dayeen iney dhibaato ka geystaan .

Read More »

dhageyso warka subax idaacada ciidanka qlabka sida

0 Visits: 1344 | Saturday July 11, 2015 - 10:06:23
.

Read More »