Dacwaddii kenya looga gudbiyay Maxkamadda Caalamiga ah ee Hige oo Rajo wanaagsan laga Qabo

0
Tuesday July 14, 2015 - 10:34:21 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dacwaddii kenya looga gudbiyay Maxkamadda Caalamiga ah ee Hige oo Rajo wanaagsan laga Qabo

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Dowladda federaalka Soomaaliya oo sheegtay in rajo wanaagsan laga qabo dacwadda Dowladda ay ka gudbisay Kenya.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Arrimahaas ka hadlay markii la gudbiyay dacwadda ayaa sheegay in: Maanta waa maalin aad u qiimo badan waa maalin weyn waana maalin dadka Soomaaliyeed ay xaqqii ay u lahaayeen soo gudbinta dacwaddooda ay gaareen aad ayey ugu mahad sanyihiin xukuumadda federaalka iyo bulshada Soomaaliyeed sida ay u wajeheen Arrintaan”

Dhanka kale Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa u mahad celiyay dhammaan intii ka qayb qaadatay soo gudbinta dacwadda la xiriirta Muranka labada dal gaar ahaan qareenadii soo diyaariyay Qoraalka dacwadda murankaan ku waas oo u kala dhashay dalalka, Soomaaliya , Maraykanka, Ingiriiska iyo faransiiska.

Dhawaan ayey ahayd markii Qareenada Soomaalida iyoAjaanibta isugu jira ay soo diyaariyeen qoraalloCaddaynaya la haanshiyaha Dowladda Soomaaliya Xuduudda badda kenya ay la wadaagto taas oo kenya ay sheegtay in iyadu ay leedahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip