ciidamada xooga dalka oo fashiliyay weerar ay maleyshiyaadka ugus ay ku soo qaadeen degmada rage cele
Ciidamada xooga dalka ayaa
maleeyshiyaadka ururka gummaadka ummada soomaliyeed jab weyn ugu geystay
degmada raage ceele ee gobolka sh/dhexe ,
Maleyshiyaadka Ugus ayaa werar kusoo qaaday degmada raage ceele ,werarka ayaa waxa ka
hortegay ciidanka xooga dalka iyadoona maleyshiyaadka ugus ay ka baacsadeen
degmada waxa qasaaro la gaarsii nabad diidkii werarka soo qaday ,
Guddoomiyaha degmada raage
ceele ee gobolka sh/ dhexe oo rahaday radio muqdisho ayaa xaqiijiyay in
ciidanka xooga dalka ay fashiliyeen dhagabtii ay maleyshiyaadka ugus ku
doonayeen in ay shacabka degmada raga ceele ku dhibaateyaan guddomiyaha ayaa
dhanka kale shegay in xaalada degmada ay degan tahay ciidanka iyo shacbkana ay
wada shaqeyn buuxda ka dhaxeyso
Ciidama xooga dalka
soomaliyeed ayaa u taagan difaaca dalka diinta iyo dadkooda waxana ka go,an in
ay naftooda u huraan muwaadiniinta soomaliyeed ee jecel nabada ayna so
oaf jaraan haraadiga Ugus eek u dhumaaleysanaya dhulka howdka ah
ciidamada xooga dalka oo fashiliyay weerar ay maleyshiyaadka ugus ay ku soo qaadeen degmada rage cele
.